Xamarwi tv 12 ali

24/08/2022

Happ news

Madaxweyne Xassan”Shacabka Soomaaliyeedoow, waan ogahay inaad ku daasheen tacsida iyo barooradiiqda joogtada ah. Waan og...
24/08/2022

Madaxweyne Xassan”Shacabka Soomaaliyeedoow, waan ogahay inaad ku daasheen tacsida iyo barooradiiqda joogtada ah. Waan ogahay in qarax walba oo ay argagaxisadu soo maleegaan aad ku weydaan dad agtiinna qaali ku ah, sidaasi awgeed, waxa aan idinka codsanayaa inaad u diyaargarawdaan dagaal aan waxba lala harayn oo lala galo arxan-laawayaasha liddiga ku ah nabaddeenna iyo dowladnimadeenna”.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug Ayaa Soo saartay Jadwalka Dhismaha Golaha Deegaanka Dagmada Caabudwaaq, Xili buuq ba...
23/08/2022

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug Ayaa Soo saartay Jadwalka Dhismaha Golaha Deegaanka Dagmada Caabudwaaq, Xili buuq badan uu kajiro hab qeybsigiisa.

Xamarwi yv

Adresse

Democratic Republic Of The

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Xamarwi tv publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager