cagayare media

cagayare media Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de cagayare media, Société de médias/d’actualités, cagayare22@gmail. com, Democratic Republic of the.

16/02/2024
Markaan qun udhaqaaqaba dadbaa waali ii qoraQiimaha hanfadahaa dalkaba qaran usoo jiidayQaqaaliga siciid baa kufriyo yur...
02/06/2023

Markaan qun udhaqaaqaba dadbaa waali ii qora
Qiimaha hanfadahaa dalkaba qaran usoo jiiday
Qaqaaliga siciid baa kufriyo yurub ka qaysheene

Wadaadkii Berbera soo qabtee qaadir kulansiiyay
Arday qiimihii magac la dilay joon layidhi qaado
Oo waalidkii qaayibeen gaal ululay qoorta
Markuu gaysigii qadafka baas Kala qaloonaayay
Quudhsiga shisheeyaha markuu maxamed soo qayshay
Qowmiyad qabiil raaca iyo qudh iyo reer waayay
Qadhadhaytidii dhalay markuu qun ugu soo beegmay
Qaarigu jihaad buu wadaye qoyska cali gaadhay
Qoorwaa markuu geela iyo gabadh u qoondeeyay
Talo may qandoodine markii qayb lawada aaday
Qabanqaabadoodii xarbiga qaate libin wayne
Quwadduna dhulbahantay ahayd qaaraddoo idil

Qarni rubuc markaan balaglihii xiisad qoran siiyay
Magli qudha markaan qoomka yurub dhab ugu qayraanshay
Koofil iyo markii aan ka qalay kumankaloo qool leh
Qaribaadi aan baday markuu quustay Kala yaacye

Qoladiyo markaan qiimihiyo baray qabkaygiina
Diyaarado qumbulad soo ridiyo qaraxyo soo daatay
Oo gaalku qiirqiir dartii uu rusho u qaatay
Qaaradaa afriig waa taleex qabashadeedii
Qolo kuwaan udhiidhiyay ah iyo qalambigii raacay
K**a yeelin qawl jilicsan iyo qaranyar oo been ah.

Dirir seermawaydo

Adresse

Cagayare22@gmail. Com
Democratic Republic Of The

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque cagayare media publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager