Aw galbedi media

Aw galbedi media halkan waxadka helidontan warar waraysiyo warbixino dhaqalah siyasada sportiga wax barashada hal aburka kala duwan suganta barmamijyo dini ah xadis kala duwan

aw galbedi medi page@com

03/11/2025

Falastiin dad adkaysiga adunka
Kobka qadatay

03/11/2025

Sheg maxay kuracday
Money mise jacayl

Itoobiya ayaa dalalka dibada u direysa 800,000 oo shaqaale ah, kuwaasoo la doonayo in looga faa'iideyo fursado shaqo oo ...
01/11/2025

Itoobiya ayaa dalalka dibada u direysa 800,000 oo shaqaale ah, kuwaasoo la doonayo in looga faa'iideyo fursado shaqo oo dalka dibadiisa ah.

01/11/2025

Dire dawa wa dal oromo ledahay

Jarso iyo geri waligod ma heshinayan E maxay gacmaha isla haystan
27/10/2025

Jarso iyo geri waligod ma heshinayan
E maxay gacmaha isla haystan

Gorma aya kugu danbaysay alahaRunta sheg
21/10/2025

Gorma aya kugu danbaysay alaha
Runta sheg

Hambalyo taageerayaasheyda ugu cusub! Waan ku faraxsanahay in aad igu soo biidheen! Abdirahman Nimcaan, Maxamed Yaxye, Q...
21/10/2025

Hambalyo taageerayaasheyda ugu cusub! Waan ku faraxsanahay in aad igu soo biidheen! Abdirahman Nimcaan, Maxamed Yaxye, Qarjamle Suxufi, Xaafsade Cashuur Siigale, Kookeet Jemal Ahamed, Faysal Axmed Muuse, Maxamed Cabdi, Ahmed Aw Abdi, Shucayb Cabdi, Faysal Xarbi, Abidi Yasin, Axmed Yaasiin, Farhan Jrs Darmi, Cali Kayd, Mohamed Abdiaziz Ali

20/10/2025

War ninkan walhi wanin adag raga kisa adag waye
Hala buqdo dobigisa

18/10/2025

Away jarsadi wax idinka langabsan
Waligay ma arag nio ma suldankan
Ayad so daysan kari wayden langaby o an qadayn aya tihine

18/10/2025

Imisa gobol iyo imisa dagmo aya hawada inogu maqan horta se dagmada
Biyadu maku jirta haday ku jirtase away dadkedi

📡📡 Itoobiya ayaa hadda heshay nidaamka casriga ah ee difaaca cirka iyo raadaarka ee Shiinaha soo saaray, kaas oo loo yaq...
18/10/2025

📡📡 Itoobiya ayaa hadda heshay nidaamka casriga ah ee difaaca cirka iyo raadaarka ee Shiinaha soo saaray, kaas oo loo yaqaan HQ-6 missile system.

Nidaamkan raadaarka ah wuxuu awood u leeyahay inuu si dhow u ilaaliyo hawada dalka, isagoo ka hortagaya in cid aan fasax haysan — sida diyaarado, helikobtero ama dronno — ay soo galaan hawada Itoobiya.

Waxaa la sheegay in nidaamkan uu ka mid yahay kuwa ugu casrisan adduunka, oo ay haystaan kaliya toddobo dal oo ay Itoobiya ka mid noqotay.
HQ-6 wuxuu awood u leeyahay inuu si dhaqso leh u ogaado oo u dilo diyaarado ama wax duulaya oo si sharci-darro ah ugu soo duula hawada Itoobiya.

16/10/2025

War rerkan jarso waba rer xaran ah
Manta casharka ay dhigen ayanka yabay
Geri 3 ayay ka dilen
3 qorina way ka qaten

Adresse

Democratic Republic Of The

Téléphone

+252676738792

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Aw galbedi media publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à Aw galbedi media:

Partager