Kalsoor Media

Kalsoor Media Kalsoor Media waa warbaahin ka shaqaysa Diinta, Dhaqanka iyo Arimaha bulshada.
(1)

SCW ❤️
06/08/2026

SCW ❤️

06/08/2026

Waxaa ku Riyooday iyada oo Gabadh i Jiidayso | Sheekh C/Xakiim Sheekh Cali Suufi

05/08/2026

Waxaan Ku Riyooday Dad i Eryanaya Oo aan Garanayo | Sheekh C/Xakiim Sheekh Cali Suufi

Nusayba Sheekh Aadam Siiro oo Hargeisa ka raadinaysa Bisad Ka luntay, waxayna Bulshada ka codsatay inay la raadiyaan
05/08/2026

Nusayba Sheekh Aadam Siiro oo Hargeisa ka raadinaysa Bisad Ka luntay, waxayna Bulshada ka codsatay inay la raadiyaan

04/08/2026

Waxaan Ku Riyooday Walaashay oo Dhimatay: "Qabriga Iga Saar, Waan Noolahay!" | Sh. C/Xakiim Sh Cali Suufi

04/08/2026

Fasiraadda Riyooyinka + Muxaarado Cusub 2026 | Sheekh Cabdulxakiim Sh. Cali Suufi | Hargeysa

hadii zawjkeedu minyaro la guursado isagoo faqiir ah waxay oran ninka duruuftaas anoo ku jira oo ugu sabraya ila guursad...
04/08/2026

hadii zawjkeedu minyaro la guursado isagoo faqiir ah waxay oran ninka duruuftaas anoo ku jira oo ugu sabraya ila guursaday wallanan ugu dulqaadanayne aniga ama iyada💃

Haduu la guursado markuu taajir noqdo oo hanti badan yeeshana waxay leedahay anoo duruuftaan ogaa la soo maray oo ugu soo sabray maanta markuu hanti yeeshay buu naag iga daba keenay aniga ama iyada waryaah danayste💃🤔

Hadaba Su'aashu waxay tahay eedooy goormuu ku saxan yahay guurka labaad mise maalintuu adiga ku guursanayay bay ahayd inuu iyadana kula guursado?😁

Xawaa Daahir ✍️

"Lo,da ha fudaydsanin Geela ayay la dhigan tahay, geelaydu way xaqiraan lo,da oo waxay yidhaadaan ma lo,aad baa noo shee...
04/08/2026

"Lo,da ha fudaydsanin Geela ayay la dhigan tahay, geelaydu way xaqiraan lo,da oo waxay yidhaadaan ma lo,aad baa noo sheegaysaan waar caafimaad ba male oo cad iyo caano male, Dee waa nin aan haynin oo tiisa uun xayaysiinaya" -Sheekh Dirir

Kalsoor Media ✍️

04/08/2026

Fasirka Riyadii ugu qosolka badnayd Sheekh Cabdixakiim Sh: Cali Suufi

01/08/2026

5ta Qodob ee Guusha || Amal

Adresse

Democratic Republic Of The

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Kalsoor Media publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à Kalsoor Media:

Raccourcis

Partager