19/09/2025
Guddoomiyaha Dhallinyarada Degmada Guriceel Abdikafi Abukar oo ka qeyb galay Is-diiwaangelinta Doorashada 🗳️
Waxaa is-diiwaangelinta doorashada si toos ah uga qeyb qaatay Guddoomiyaha Dhallinyarada Degmada Guriceel taas oo dhiirrigelin weyn u ah bulshada gaar ahaan dhallinyarada.
Tallaabadan waxay fariin cad u diraysaa in dhallinyaradu ay door muuqda ku leeyihiin mustaqbalka dalkooda islamarkaana ay muhiim tahay in qof walba ka qeyb qaato xaqiisa dastuurigaa.
Gudoomiyaha ayaa dhalinyarada Degmada ugu baaqay in eey kawada sooqeyb qaataan isdiiwaan galinta si eey cida hogaamineysa masiir kooda talo uga yeeshaan.