Midowga Beesha Cayr Maxamed

Appeler Itinéraire

Midowga Beesha Cayr Maxamed Halkaan waa bogga rasmiga ah ee midowga beesha cayr. waa KOBCIYE SCHOOL po kuleh
kaalay Oo nagusoo biir
Oo kaalin ka qaado kobaca carruurteena

01/10/2026

Cawa waa habinkii waa weynka iyo doorashada guddoomiyaha dhalinyarada cabdulle xasan habaraji cayr iyo guriga xabiibo maxamuud sabriye X xaruntii h**e ee jaamacadda palasma iyo hospital ciye bacdal maqrib I.a

24/07/2026

Col. Xuseen salaad Ibrahim dadaal badane dadkiisa iyo dalkiisuba ku nasteen.

17/07/2026

MUSHARRAXA UGU SAAMEYNTA BADAN Osman Moalim Mohamoud

MATALAAD MARAGLEH...Xildhibaan mursal maxamad yuusuf xeefow saaaynta matalaadiisu ma ahayn mid ku kooban kursiga Xildhib...
12/07/2026

MATALAAD MARAGLEH...

Xildhibaan mursal maxamad yuusuf xeefow saaaynta matalaadiisu ma ahayn mid ku kooban kursiga Xildhibaanimo ee beeshiisa ee waxa uu fagaarayaasha siyaasadda ku matalay beel waynta cayr.

Waxa uu hormuud u ahaa dadaaladii lagu xoreeyay BARUUJEED, JAAW iyo deeganada ku teedsan.

Waxa uu qayb wayn ka qaatay gurmadyadii loo sameeyay dadka xiliyadii adkaa ee abaaraha darani saameeyeen.

Nabadaynta iyo isu soo dhaweyntaa bulshadu waxa ay eheed mudnaantiisa koowaad waxa uuna kalin firfircoon kulahaa goglihii nabadeed ee beeshu la qaadatay kuwa ood wadaagta la ah ee dirirtu kala dhexeysay.

GUUL IYO GARAB ISTAAG MUSHARRAXA GUDDOOMIYAHA DEGMADA GURICEEL.Doorashada hoggaanka degmada Guriceel waa fursad muhiim u...
08/07/2026

GUUL IYO GARAB ISTAAG MUSHARRAXA GUDDOOMIYAHA DEGMADA GURICEEL.

Doorashada hoggaanka degmada Guriceel waa fursad muhiim u ah mustaqbalka iyo horumarka bulshada Sidaas awgeed, waxaan taageeradayda u muujinayaa musharrax Osman Moalim Mohamoud oo aan u arko inuu leeyahay karti, daacadnimo, waayo-aragnimo iyo aragti wax-ku-ool ah oo lagu hoggaamin karo degmada.

Waxaan rumeysanahay in hoggaan wanaagsan uu saldhig u yahay nabad, horumar iyo adeeg bulsho oo hufan. Guriceel waxay u baahan tahay masuul mideeya bulshada, dhegeysta shacabka, kana shaqeeya danaha guud ee degmada.

Waxaan sidoo kale ugu baaqayaa dhammaan masuuliyiinta iyo dhinacyada gacanta ku haya doorashada inay xaqiijiyaan geeddi-socod xor ah, caddaalad ku dhisan, daah-furan, kana madaxbannaan eex iyo cadaadis, si natiijada doorashadu u noqoto mid ay bulshada wada aqbasho.

W/Q Mohamed Dek Aded Mohamed

02/06/2026

Xaqii iyo xuquudii bah ina xasan dad gaar ah ma meel marsa karaan?

01/06/2026

Sanadkaan badbaadada dallku waa Beesha Cayr Maxamedl.

Xurmadle Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Nuur
31/05/2026

Xurmadle Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Nuur

Adresse

Galmudug
Democratic Republic Of The

Téléphone

+252615095913

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Midowga Beesha Cayr Maxamed publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Raccourcis

Partager