Somali Swiss Tv

Somali Swiss Tv Somswisstv

Asc wr wb Ciid wanaagsan :- Anigoo ku hadlaya magaca gudiga qaban qaabada Salaada Ciida ee Magaalada   waxaan la wadaaga...
09/04/2024

Asc wr wb Ciid wanaagsan :- Anigoo ku hadlaya magaca gudiga qaban qaabada Salaada Ciida ee Magaalada waxaan la wadaagayaa dhamaan Muslimiinta ah gaar ahaan Soomaalida tilmaamahan soo socda.

1. Salaada waxaa lagu tukan doonaa Saalada weyn Gemeinschaftszentrum Chleehus
Mädergutstrasse 5
3018 Bern

2. waxaa la kala tukan doonaa 2 mar Salaada 1aad waxaa la tukan doonaa 07.00 subaxnimo Salaada labaad ne 08.30 subaxnimo

3. sidoo kale Dumarka waxaa loo diyaariyay meel ay ku tukadaan.

Hadii aadan gaari wadan waxaa soo qaadan kartaa Tram Nr 7 waxaadna kaga dagi kartaa boosteejada Bümpliz, Bachmätteli.

Nin 32 jir ah oo u dhashay Wadanka Iiraan ayaa xalay 15 qof ku dhex afduubtay Tareenka Gobolla Waadt ee Wadanka Switzerl...
09/02/2024

Nin 32 jir ah oo u dhashay Wadanka Iiraan ayaa xalay 15 qof ku dhex afduubtay Tareenka Gobolla Waadt ee Wadanka Switzerland.

Ninkan oo sida la sheegay ahaa magangalyo doon aya ku hubeysnaa Faas iyo Mindi.

Howlgal socday mudo 4 saacadood oo ay qaadeen Ciidanka amaanka ayaa waxa ay ku guuleysteen in ay dilaan afduubihii reer Iiraan isla markaan waxa ay soo bad baadiyeen dadkii uu afduubka u heystay.

28/01/2024

Muuqaal Dhameystiran:- Jaaliyadda Awdal Salal iyo Gabiley ee Switzerland oo ka soo horjeestay heshiiskii Badda

21/01/2024

1500 Darwal oo Taxi ku wadi jiray Zürich oo shaqo la aan noqday.

27/12/2023

Xaflad Lagu taageerayo Musharax Madaxweynaha Puntland Abshir Cumar Huruuse oo Switzerland lagu qabtay.

18/12/2023

Xaflada Taageerada Maamul Goboleedka Khaatumo Switzerland Geneva 2023

18/12/2023

Xaflada Khaatumo State ee Switzerland iyo Dareenka Fanaaniintii ka soo qeyb galay!

14/12/2023

Labada Aqal ee Baarlamaanka Switzerland oo Maanta doortay Madaxweynaha, Madaxweyne Ku-xigeenka iyo Chancelor-ka cusub ee Switzerland.

09/12/2023

Sharci cusub oo saameyn doono wadaayaasha Taxi-yada iyo uberka oo ka dhaqan galaya Gobolka Zürich!

09/12/2023

Qaxooti tiro badan oo ka gudbay xuduudka Estonia iyo Ruushka

Adresse

Bern
3000

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Somali Swiss Tv erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Somali Swiss Tv senden:

Teilen

Kategorie