Suudi

Suudi Politics , human rights and reseach

26/07/2026
Sucuudiga ayaa la filayaa inuu saxeexo Abraham record sida Trump sheegay.
25/07/2026

Sucuudiga ayaa la filayaa inuu saxeexo Abraham record sida Trump sheegay.

14 sanno oo Moyar nimo ah ayaa u dhamaday Cidin.
25/07/2026

14 sanno oo Moyar nimo ah ayaa u dhamaday Cidin.

24/07/2026

Adeegyada Casriga ah ee Cusbitaalka Guud ee Hargeysa

Cusbitaalka Guud ee Hargeysa wuxuu bulshada u hayaa adeegyo caafimaad oo casri ah, tayo sare leh, isla markaana ay gacanta ku hayaan dhakhaatiir iyo khubaro aqoon u leh.

Adeegyada waxaa ka mid ah:
✅ Doppler Ultrasound
✅ Digital X-Ray
✅ CT Scan
✅ MRI (Magnetic Resonance Imaging)

Adeegyadan waxaad ku helaysaan qiime 50% ka jaban kan laga bixiyo goobaha kale ee magaalada hargeysa, iyadoo aan waxba laga dhimayn tayada adeegga, saxnaanta baadhitaannada iyo daryeelka bukaanka.

Cusbitaalka Guud ee Hargeysa wuxuu idin soo dhoweynayaa si aad u heshaan adeeg caafimaad oo casri ah, la isku halayn karo, isla markaana si degdeg ah looguugu adeegayo.

Waxaan idiin adeegaynaa 24 saacadood maalintii, 7 maalmood usbuucii (24/7), habeen iyo maalin.

Qalabkani ma yaalo Magalada  . Qofka Borama jooga lama ogaan karo xanuunka haya lkn daawooyin badan ayaa loo qoraa  .Ila...
24/07/2026

Qalabkani ma yaalo Magalada . Qofka Borama jooga lama ogaan karo xanuunka haya lkn daawooyin badan ayaa loo qoraa .
Ilaahayow na xafid.

Hambalyo Gabadha Adeerka u ahay    Ilyaas Abdirahman .
23/07/2026

Hambalyo Gabadha Adeerka u ahay Ilyaas Abdirahman .

23/07/2026
My Family
23/07/2026

My Family

Adresse

Geneva

Téléphone

+252634538981

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Suudi publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Raccourcis

Partager