Doog TV

Doog TV DOOG TV waa warbaahin madaxbanaan taas oo ka hawl gasha dhamaan deegaanada SOMALIYEED IYO CAALAMKABA. Evry thing

18/08/2026

(Sharciga wadhatada ganaaxa) waa maanso soo koobaysa sharciga ka jira somalia ee ay ku dhaqmaan madax isku sheega ka taliyaa.
(ABWAAN WEEDHSAME).

11/08/2026

Cawayskan oo kale weligaa maka qayb gashay?.

Doog TV fallow.

11/08/2026

Geel waa geel wuxuu gooyaana waa geel🫡.

Doog TV fallow.

06/08/2026

Axmed shandheeye waxuu ka mid yahay dhalin yaradii ka qayb galay oradka 5km ee ka dhacay magaalada galkacayo waxa uu safar uga tegay magaalada buuhoodle wuxuuna galay kaalinta 1aad.

Guula kaloo badan gaadh.

Doog TV fallow.

Xafladda Caleema saarka Caaqilka Beesha Reer Qalabcadde ee Awdoon Maxamuud Baharsame Caaqil Yacquub Maxamed  Axmed.Doog ...
06/08/2026

Xafladda Caleema saarka Caaqilka Beesha Reer Qalabcadde ee Awdoon Maxamuud Baharsame Caaqil Yacquub Maxamed Axmed.

Doog TV fallow.

05/08/2026

Jugta culus ee Waqooyi bari somalia.

Doog TV fallow.

04/08/2026

Hamza iyo gurigii midnimada laascaanood waqooyi Bari.

03/08/2026

Reer laascaanood caawa waa sh*teen cadawgoodiina dibintay ruugayaan.

Doog TV fallow.

03/08/2026

Waqooyi anaa udhasoo calanka waaxyaynayee miyaan cidlo wadhikaraa.

Doog TV fallow.

03/08/2026

RW Hamsa Abdi Barre oo soo gaadhay Xafladda Sanadguurada Aasaaska Waqooyi Bari .

Adresse

Plais Des Nation, 14 Avenue De La Paix
Geneva
1201

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Doog TV publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à Doog TV:

Raccourcis

Partager