Mahi junior4

Mahi junior4 Kontaktinformationen, Karte und Wegbeschreibungen, Kontaktformulare, Öffnungszeiten, Dienstleistungen, Bewertungen, Fotos, Videos und Ankündigungen von Mahi junior4, Medien- und Nachrichtenunternehmen, La Chaux-de-Fonds.

Munaasabada dabaal dega maalinta xuriyada awgeed waxaaa xiran wadooyinka ugu muhiimsan eee caasimada qaarkood xitaaa Lug...
01/07/2024

Munaasabada dabaal dega maalinta xuriyada awgeed waxaaa xiran wadooyinka ugu muhiimsan eee caasimada qaarkood xitaaa Lugta looma ogola
Ma udabaaldeg xurnimo iyo damaashaad mise dadkaaa xurnimada la nacsiinaayaa gaaadiid in la diido Waaba la garteee Lugta maxaa loo diiday
Saraakiisha Amniga iyo madaxda qaranka ma ogyihiin in shacabka la dhibayo xitaa si wanaagsan oo ixtiraam leh aan loola hadleynin 🆔 shaqo iyo Aqoonsi dowladeed xitaa lama ixtiraameyn
Umada yaan xurnimada iyo dabaaldegyada maalmaha qaranka la nacsiin
SOMALIA 🇸🇴 SOMALI 🇸🇴 BAAA LEH
SOMALIA 🇸🇴 HA NOOLAATO
SOMALIA 🇸🇴 CADOWGEEDA ALLAH DHULKA LA JARO

21/05/2024

Koonfur galbeed maxeey faaiday?

Taliyaha Nisa. Hawiye
Taliyaha militaryga. Hawiye
Taliyaha Policeka g.Benadir Hawiye
Taliyaha Nabadsugida G Benadir. Hawiye
20ka Degmo Gobolka Benadir 15 kamid ah Gudoomiyaashooda iyo talisyada saldhigyada waaa hawiye

Dhamaan meeelaha ugu muhiimsan ilaha dhaqaalaha wadanka waxaaa heysto waaa Hawiye
Wadankaan qofaan hawiye ahayn yuusan noolaan muu ka wadaaa Dr Hassan Sheikh Mohamud
Mise tareenka madaxweynaha qofaan hawiye ahayn inuu fuulo lama ogola
77da Xildhibaanada Koonfur Galbeed Matalaadooda eber miyaaa
Dadka KGS eee Gobolka Benadir Maxaaa la gudboon filmaanta socda ma daawadayaal ayaan ka noqonaa?

Alxmd Adeer waa lasoo daayey waa mahadsan yihiin qofwalba oo ka qeybqaatay siideyntiisaQolada dhulkeeno soo hamisay weey...
07/05/2024

Alxmd Adeer waa lasoo daayey waa mahadsan yihiin qofwalba oo ka qeybqaatay siideyntiisa
Qolada dhulkeeno soo hamisay weey is soo qaldeen reer afgooyana si fcn uma yaqaanaan

07/05/2024

Wixii Dhulboob la sheegi jiray hada Afgooye muu u gudbay oo hadana dad layaqaano lahaanshaha dhulkoodo oo waligood degnaa maaa loo sii dhaadhacay wlhi waaa tii lagu fashilmi lahaa maamulka KGS gaar ahaan kuwa Degmada Afgooye waa ineey gacmaha kala baxaan inta waan iyo wadahadal aan ogolnahay hadii kale hadhow yeysan ka shaleynin dad nabadeed hadii aaad kiciso hadhow saad ku dajin lahayd ayaaa kugu adkaaneyso
Xirnaanshaha sheikh Mohamed Muuse wixii ka dhasho oo burbur iyo dhibaato ah waxaa masuuliyadeeda qaadan doonto qoladii sababta u ahayd oo ugu horeeyo maamulka Degmada iyo kan Gobolka oo dadkiisa loosoo adeegsaday

Wadanka sharci ayuu leeyahay qofna si sharci daro looma heysan karo waaa hadii aad tahay sharci yaqaan sxbkeey Hussein G...
17/04/2024

Wadanka sharci ayuu leeyahay qofna si sharci daro looma heysan karo waaa hadii aad tahay sharci yaqaan sxbkeey Hussein Gurmad hada waaa xur cid lahadli kartana ma jirto

Xarig iyo caburin xal maahan saraakiisha amniga waxaan ka codsanaayaa in wariye Hussein Gurmad xuriyadiisa la siiyo
17/04/2024

Xarig iyo caburin xal maahan saraakiisha amniga waxaan ka codsanaayaa in wariye Hussein Gurmad xuriyadiisa la siiyo

WAR SAXAAFADEED Muqdisho, 31 January 2023: Soomaaliya ayaa maanta martigelineysa shir ay magaalada Muqdisho ku yeelanaya...
31/01/2023

WAR SAXAAFADEED

Muqdisho, 31 January 2023: Soomaaliya ayaa maanta martigelineysa shir ay magaalada Muqdisho ku yeelanayaan Wasiiirrada Gaashaandhigga iyo Taliyeyaasha Ciidammada ee dalalka deriska, loona yaqaano Dalalka Safka H**e. Waddamada Soomaaliya ku wehliya kulanka maanta ayaa kala ah Kenya, Djibouti iyo Ethiopia.

Shirkan oo lagu gorfeynayo dhameystirka hawlgallada dib u xoreynta degaannada ay weli ku harsan yihiin Khawaarijta, isku dubaridka taageerada muhiimka ee Dalalka Safka H**e iyo iskaashiga dalalkan ee hawlagalada ka socda Soomaaliya, ayaa gogol xaar u ah Shir Madaxda Dalalka Safka H**e ay beri ku yeelanayaan magaalada Muqdisho oo uu horkacayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Wasiirrada iyo Taliyeyaasha Ciidammada ayaa kulankooda maanta ku diyaarin doona ajendaha shir madaxeedka beri dhacaya oo la filayo in natiijada ka soo baxda ay qeexi doonto hawlaha baaxadda leh ee lagu dhameystirayo hawlgalada milateri ee ka dhanka ah argagixisada Khawaarijta iyo guud ahaan amniga gobolka.

Shirkan ay Dalalka Safka H**e isugu imaanayaan magaalada Muqdisho ayaa waxaa madaxda ay si hoose iskula eegi doonaan in si wadajir ah looga hortago khatarka Khawaarijta baxsadka ay ku keeni karaan nabadgelyada gobolka, iskaashi buuxda oo ay yeeshaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Ciidanka Midowga Afrika ee ATMIS iyo Ciidanka aan ATMIS ka tirsaneyn ee Soomaaliya jooga. Iskaashigan ayaa la filayaa in natiijada ka dhalata ay horseedi doonto in si dedeg ah waddanka looga xoreeyo Khawaarijta oo toddobaadyadii ugu dambeeyay dherbaaxo culus lagu gaarsiiyey goobaha dagaalka, dhul balaaranna looga xorreeyay.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay dhanka kale cudur daar ka bixineysaa saameynta tallaabooyinka lagu adkeynayo amniga magaalada Muqdisho oo shirkan martigelinaysa ay ku yeelaneyso dhaqdhaqaaqa iyo nolosha shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho. Dowladda ayaa sheegtay in baahi ay keentay in labada maalmood ee maanta iyo beri la xadido dhaqdhaqaaqyada iyo weliba duulimaadyadii Garoonka Caalamiga ah ee Muqdisho,, isla markaana ay shacabka la dareemayso culeyska ay tallaabooyinkani leeyihiin.

Shirkan ay maanta Muqdisho ku yeelanayaan madaxda Dalalka Safka H**e ayaa ah kii ugu horeeyay ee noociisa ah oo ay Soomaaliya martigeliso, waxaana uu ku soo beegmayaa Soomaaliya oo cagta saartey dariiqii dalka dib nabad buuxda loogu soo celin lahaa, loogana sifeyn lahaa argagixisada caadeystey daadinta dhiigga shacabka 15 kii sanno ee la soo dhaafey..

Dhamaad

Waxaa Maalintii Afaraad galay Shirka wada tashiga Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya2020/2021Waxaa hada  jaze...
24/11/2020

Waxaa Maalintii Afaraad galay
Shirka wada tashiga Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya2020/2021

Waxaa hada jazeera hotel oo ah halka uu Shirka ka socdo Soo gaaray Musharax Madaxweynaha dalka ahna Gudoomiyaha Xisbiga Horusocod qaran Sharif Hassan sheikh Aden

03/05/2020

Xisbiga Aayaha Shacabka Somaliyeed waa Xisbiga kaliya ku fakara hor Marka dalka iyo dadka

Adresse

La Chaux-de-Fonds
2300

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Mahi junior4 erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen