Dinsor'24/7 TV show

Dinsor'24/7 TV show Kontaktinformationen, Karte und Wegbeschreibungen, Kontaktformulare, Öffnungszeiten, Dienstleistungen, Bewertungen, Fotos, Videos und Ankündigungen von Dinsor'24/7 TV show, Medien- und Nachrichtenunternehmen, Daniel Jean Richard 41, La Chaux-de-Fonds.

Waxaan rabnaa inaad ku qanacdo mar kasta oo aad soo booqatid page-keena, sidaas darteed waxaan shakhsi ahaan ku ballan qaadaynaa inaan qof iyo qabiil iyo degaan iyo dadba lagu af lagaadayn doonin halkaan

26/09/2025

Masha Allah Afgaab vs polio

Waa laba geesi oo aragti dheer

22/09/2025

Shirkadda Korontada ee Mabco Power supply iyo Maanta

Bal qiyaas waxa ay Mabco qaban karto ama samayn doonto mustaqbalka dhow. Hadda waa bilow uun.Shirkadda Mabco waxay diyaar u tahay inay daboosho culayska iyo baahyaha badan ee ka jira deegaanka sidoo kale waxay wax weyn ka tari doontaa bilicda deegaanka, dhaqaalaha, ganacsiga, iyo shaqo abuur badan oo xal u noqon kara in magaaladu noqoto mid nabad ah oo leh suuq furan oo habeen ii maalin shaqeeya Dhaqaalo kobca

https://www.facebook.com/share/1CLXvNXutk/?mibextid=wwXIfr

15/09/2025

Professor Cabdalla Cumar Mansuur Khabiir ku takhasusay Cilmi-afgaradka Luuqadaha iyo Dhaqanka.Madaxii h**e ee Waaxda Luuqadaha, Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (1976-1990). Ku-simaha Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (2021-2024).

Laandheera rer dooy ah oo dabara qooqana ah

15/09/2025

😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wlhi qosol iguma hadhin odeyga waabsigii waa u socon wayay talo u bahaan yahax

14/09/2025

Nalow Illahay haku barakeeyo shaqadaada, waa tahay tusaale nool iyo waliba dhiira-gilisa dhulkeeda jacel

13/09/2025

casharo tababar ah oo loogu diyaar garoobayo kulamada soo socda, Iyo stadium buyle

10/09/2025

Dabsrre
Dhashii aw sheikh mataay dhurre Mohamed

Hambalyo taliye ku xigeenka Ciidanka Asluubta Soomaaliyed qaybta KGS Dhamme Xasan Cabdi Aadan. Taliye berkadAllah haku f...
10/09/2025

Hambalyo taliye ku xigeenka Ciidanka Asluubta Soomaaliyed qaybta KGS Dhamme Xasan Cabdi Aadan.

Taliye berkad

Allah haku fududeeyo xilka lagu igmaday.

08/09/2025

Tuulada biilala iyo waran maatay

Dinsor Maashaa Allaahu, waxaan arkaynaa jiil cusub oo dhalinyaro ah oo soo bandhigayaan xirfado cajiib ah iyo ciyaar wan...
08/09/2025

Dinsor

Maashaa Allaahu, waxaan arkaynaa jiil cusub oo dhalinyaro ah oo soo bandhigayaan xirfado cajiib ah iyo ciyaar wanaag oo ku dayasho mudan guul iyo gabarnimo ayaan idin rajaynaynaaa
Guulaysta rer diinsoorow

07/09/2025

Muuqaal gaaban oo muujinaya quruxda iyo ka soo kaba'shada xilliyadii adkaa ee so martay iyo Mustaqbalka ifiya ee soo socda

Diinsooray nolow

Inaad kuftaa ceeb maaha laakiin inaad kici waydo ayaa ceeb

lakiim Waxaan hubaa inaad ku soo noqon doonto booskaaga oo aad gaari doonto mishii mel ka sareysa

Waxa kalo ogahay inaad ledahay dad hal abuur leh ku jacel

waxa kalo jogaan dadkii diiday inaad duntid

Diinsooray noolow ilahay ciil kuma bada dhibna kuma tusa

Adresse

Daniel Jean Richard 41
La Chaux-de-Fonds
2300

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Dinsor'24/7 TV show erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen