Mahi Junior

Mahi Junior “Don't wait for extraordinary opportunities. Seize common occasions and make them great.”

Kala

19/08/2024

Bile Boqortooyo iyo Abdirahim Daafedow ARIMAHA DOORADHADA Koonfur Galbeed Soomaaliya

Qoys Soomaaliyeed Oo Qarankooda Naf iyo waqti galiyay .Allaha u naxariiste Adeerkey Janaraal Aadan Xasan Caleey waxa uu ...
16/04/2024

Qoys Soomaaliyeed Oo Qarankooda Naf iyo waqti galiyay .

Allaha u naxariiste Adeerkey Janaraal Aadan Xasan Caleey waxa uu ubadkiisa iyo ubadkey dhaleen ku beeray jecelka Difaaca Qarankooda .

Adeer aadan waxa uu nasiib usoo helay inu ku shaqeeyo xirfadiisa ciidan dalkiisa oo nabad ah lagu darajeeyo oo meel sare ku gaaro .

Waxaa nasiib daro ah ubadkii uu ka tagay ee CDX ogu biiray ineey dhaxalkii abahood/Awoowgood meel sare gaarsiyeen ilaaliyaan magacooda iyo magac qaranka soomaaliyeed loo dilo sidee darajo ciidan ku hesheen /Heerkan ku gaarteen .

Afar sano ka hor waxaa isaga salaada jimcaha u diyaar garoobaya la dilay allaha u naxariistee Kabtan Abdullahi adan xasan caleey waxaa la isku dayay in shabaab loo saariyo ogu dambeyti waxaan soo shaac baxay shirqool rag isaga ka sareeyay oo ey is af dhaafeen inuu ahaa .

Isla xafadii adeerkiis lagu filay ayaa habeen h**e lagu dilay allaha u naxariiste Ex-L/X abdulkadir Mohudin Adam Xasan Caleey .

Ragna ayagoon wax dhibaato ah marin baa darajo eysan xaq u laheyn ama u shaqeysan qaab beeled lagu siyaa Ragna Darajadii ey usoo daaleen baa laga dishaa .

Axmed Shujaaci  Shaqsi waayo arag  ah wax badan ku dhax jirey Hey'addaha Aminiga Qeebna ka ahaa Holgaladii Amni Xaqiijin...
15/04/2024

Axmed Shujaaci Shaqsi waayo arag ah wax badan ku dhax jirey Hey'addaha Aminiga Qeebna ka ahaa Holgaladii Amni Xaqiijinta Caasimada.

Inta aan ogahay ama aan aqaano 11 Sano wax kabadan ayuu utaagnaa Difaaca Dalka madaama uu Dhalinyaro Badan Tusaale u ahaa.

Ilaa markii danbe Meyd ahaan logu tago kuna waayo Xubno Jirkiisa ka mid ah.

Shaqsi kasoo Shaqeeyey Holgaladii Magaaldaan lagu xasaliyey Sida Holgalkii Nabad ku afura 2014, Holgaladii Ciidankii amniga ee Caasimada ee ACyada.

Waxaa Sido kale Xubin kasoo Noqodey Saraakiishiisa Xasalisey Amniga Garoonka Adan Cade.

Waa Shaqsi Wax bartey ilaa Heer Jamacad.

Hadana aan helin Mudnaantii uu ku lahaa Dawladnimada.

Caawo oo dhan waxaan arkaayey Fariimo Hambalyo ayey isku dirayaan Saxiibo laga yaabo 4 sano ilaa 3 sano wax ka yar Shaqeynaayey.

Kuwaasi oo dhamaantooda Dalacsiin Darajo iyo Xilal la iskugu darey.

Inta Darajooyin loo bixiyay nin Jecleeysi iyo hebel hebel bu ku qabiil yahy Dadkii Nisa 12 sano ka shaqeynaaaayi qaarkoodii xubnahoodii muhiimka ku wayay Ila manta shaqeynooyiin qaranka haaaayo.

Nabada waxaa ka h**eeyso Cadalada
Axmed Shujaaci

Fadlan ka qeyb qaado siina faafi.Waa dib u dhiska iyo dayactirka masaajidka tuullada Baransaarta ee degmada Wanlaweyn.Wi...
25/03/2024

Fadlan ka qeyb qaado siina faafi.

Waa dib u dhiska iyo dayactirka masaajidka tuullada Baransaarta ee degmada Wanlaweyn.

Wixii awoodaada ah ku shub akoonka masjidka loo furay si aad uga qeyb qaadatid dib u dhiska iyo dayactirka guriga Eebe SWT lagu caabudo.

Mahadsanidiin .

Today the Best Photo🇸🇴
22/01/2024

Today the Best Photo🇸🇴

02/11/2023

Waxaan rabaa Kampala Nairobi iyo Addis inaan maalgashto gacansyo ka furto hanti ku yeesho Ninka Kenya Ethopia Uganda u dhashayna dalkeyga uma ogoli 🤐🙏.

Bulshada Soomaaliyeed inta og nidaamkan waaba ogtahay inta aan ogeyn kuna baraarugsaneyn Bal u Fiirso Qodobka 11aad  ee ...
20/07/2023

Bulshada Soomaaliyeed inta og nidaamkan waaba ogtahay inta aan ogeyn kuna baraarugsaneyn Bal u Fiirso Qodobka 11aad ee ku saabsan SINAANTA.

Maxaad isleedahay weey ka qaldan yihiin ⁉️

23/05/2023

Adresse

Daniel Jean Richard 41
La Chaux-de-Fonds
2300

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Mahi Junior erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen