Salaama TV

Salaama TV Ku Soo Dhawaaw Salaama TV Oo Follow Garee
Kala Soco Barnaamijyo Diini & Arimaha Bulshada
Kala Xiriir 0617766666 / 0615285531 0905285531
(1)

Baahiyaha Barnaamijka Diiniga Iyo
Hormarka Arimaha Bulshada
Daawade Ku Xernaaw Marwaliba
Salaama TV

27/12/2025

Xuska Qatinka Ziyaaradii 2aad Mucalimkii Weynaa Ee Waqtigiisa Ku Bixiyay Qur'aanka Kariimka Macalim Xaaji Muxumad Xasan Sh Axmed Ayaa Lagu Qabtay Deegaanka Urgun Oo Katirsan Deegaanka CaliYaale Ee G/Sh/ Dhexe

26/12/2025

Gabagabada Qatinka Xuska Ziyaaradii 4aad AUN Xaajiyo Dahabo Cali Sugunto Oo Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho Gaar'ahaan D/Kaaraan

24/12/2025

Oo Si Kulul Uga Hadlay Suurad Xumeeynta Macalimiinta Dugsiyada Qur'aanka Isagoona Fariin Udiray Macalimiinta

23/12/2025

Gabagabada Qatinka Ziyaaradii 20.aad Diin Faafiyihii Laga Faa'iday AUN Sh xasan sh yuusuf Jimcaale ayaa lagu qabtay xaafada waxar Cade Ee D/Heliwaa Waxaana Ka Qeyb Galay Culimo Waa weyn

23/12/2025

21 Ardey Oo Isugu Jira Wiilal Iyo Gabdho Islamarkaana Ah Dufcadii 2aad Ee Qalin Jabisa Madarasada Bilaal Ayaa Xaflad Qalin Jabin Logu Qabty Howlka Jaamacada Somaliya F D/Howlwadaag Ee Magaalada Muqdisho

Qeybtii udambeesay Sawirada Xaflada Qalin Jabinta Dufcadii 2aadArdeyda  Madarasada Xifdinta Qur'aanka Kariimka & Culuumt...
21/12/2025

Qeybtii udambeesay Sawirada Xaflada Qalin Jabinta Dufcadii 2aadArdeyda Madarasada Xifdinta Qur'aanka Kariimka & Culuumta Shareecada Ee Bilaal
Munaasabada Ayaa Ka dhacdey Howlka Jaamacada Somalia F Howlwadaag

DHAMAAD

Q3aad  Sawirada Xaflada Qalin Jabinta Dufcadii 2aadArdeyda  Madarasada Xifdinta Qur'aanka Kariimka & Culuumta Shareecada...
21/12/2025

Q3aad Sawirada Xaflada Qalin Jabinta Dufcadii 2aadArdeyda Madarasada Xifdinta Qur'aanka Kariimka & Culuumta Shareecada Ee Bilaal
Munaasabada Ayaa Ka dhacdey Howlka Jaamacada Somalia F Howlwadaag
Lasoco Qeybta UDambeesa insha,allaah

21/12/2025

Waxaa magaalada Muqdisho Gaar'ahaan Xarunta Mowlaca Aabe Sh Cali Muumin Maanta ka Bilaabaty Aqrinta Qidmoyinka Qur'aan Aqriska Ziyaardii 28 Shiikhii Shareecada iyo xaqiiqada AUN

21/12/2025

Qalqi Aad utiro badan ayaa ka qeyb Galay SIyaarada Sheykhii Weynaa Ee Anfacay Bulshada AUN Ayaa lagu dhigay Seikh Maxamuud Calam cade Ee D/ Wadajir

Tabiye ; Dayax Sh Aadan

Q2aad  Sawirada Xaflada Qalin Jabinta Dufcadii 2aadArdeyda  Madarasada Xifdinta Qur'aanka Kariimka & Culuumta Shareecada...
21/12/2025

Q2aad Sawirada Xaflada Qalin Jabinta Dufcadii 2aadArdeyda Madarasada Xifdinta Qur'aanka Kariimka & Culuumta Shareecada Ee Bilaal
Munaasabada Ayaa Ka dhacdey Howlka Jaamacada Somalia F Howlwadaag

Lasoco Q3aad insha,allaah

  Q1aad  Sawirada Xaflada Qalin Jabinta Dufcadii 2aadArdeyda  Madarasada Xifdinta Qur'aanka Kariimka & Culuumta Shareeca...
21/12/2025

Q1aad Sawirada Xaflada Qalin Jabinta Dufcadii 2aadArdeyda Madarasada Xifdinta Qur'aanka Kariimka & Culuumta Shareecada Ee Bilaal
Munaasabada Ayaa Ka dhacdey Howlka Jaamacada Somalia F Howlwadaag

Lasoco Q2aad

18/12/2025


Banaabaxa ziyaardaii 4aad AUN Xaajiyo Dahabo Cali Sugunto Oo Aheyd Hooyo Sabar Iyo Sadaqo Badneed Ziyaarada Ayaa Ka dhacdey Magaalada Muqdisho

Address

Nairobi
Lapithos
00504

Telephone

+252617766666

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Salaama TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Salaama TV:

Share

Category