Bogcad Media

Bogcad Media Bogcad Media kala soco muuqaalo iyo warbixino ku xiiso galiya.

14/05/2026

Laftagareen "Dagaal baan rabay ee waa la I celiyay, dadkeyga ayaa ku hareereysan Baydhabo"

12/05/2026

Farmaajo "Xasan Sheik xoog kuma imaan, dad baa wanaagiisa ku doortay"

10/05/2026

Xasan Shekh iyo Shariif oo hadalo kulul hawada isku mariyay.

Odoyaasha kala qabta, yaa doodiisa adag tahay?

10/05/2026

Wadan aan lacag laheyn, dadkiisa ma noolaan karaan, xal ma ahan EVC PLUS.

Maanta dad baa Faqri ah oo taleefannada Lambaro ugu jiraan.

Waa in aan u noolana sid Binu aadamka!

09/05/2026

MD Shariif oo sheegay in Dowladda soo baxsatay Qoryaha Toogashada ee Snipers.

Cabsi wayn ayay muujiyeen Mucaaradka, sidee shacabka u soo baxayaan.

Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu shacabkiisa u sheegay xilligii ololaha inuu wato “Tareen Dheer” oo uu dhammaan dadka Sooma...
08/05/2026

Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu shacabkiisa u sheegay xilligii ololaha inuu wato “Tareen Dheer” oo uu dhammaan dadka Soomaaliyeed horumar iyo mustaqbal wanaagsan ku wada gaarsiin doono. Dadku wey aamineen oo rajo, nolol iyo dib-u-dhis dhab ah ayey ka fisheen.

Laakiin maanta…

Tareenkii wuxuu isku beddelay Cagaf lagu burburinayo guryaha shacabkii la canshuuray.

Kalsooni bulsho laguma dhiso barakicin, baab'in, b**b, khiyaano iyo caddaalad darro joogto ah.

Dowladdu waa inay fahamtaa in shacabka la hoggaamiyo, la daryeelo, loo caddaalad sameeyo, ee aan guryahooda loogu dhicin iyagoo hurda.

07/05/2026

Ra'iisul wasaare Xamse oo gantaal ku dhuftay Mucaaradka "Talo keen noqo ama Talo raac noqo"

06/05/2026

Hadalkii Fiqi ee Yahuud maa tihiin oo laga cabsi qabo in mar kale laga maqlo Muqdisho!

04/05/2026

Farmaajo iyo Laftagareen "Madaxweyne wax kasta oo aad ku noqon karto waan sameeyay"

Saaxiibo duruufta kala geysay

03/05/2026

Laftagareen "Xasan Sh wuxuu aaminsan yahay in Amniga Muqdisho uu xukunka ku heysan karo"

02/05/2026

Farmaajo "Xasan Sh waa khatar, dagaalkii Daljirka Shariif ayaa askarigiisa dharbaaxsheeyay"

Farmaajo Vs Xasan Sh, kursi kala ridasho

Address

Priamou 52
Paphos
8049

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bogcad Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bogcad Media:

Share

Category