Hermano sadik

Hermano sadik Come Here For Football Updates and Fun ⚽️
(2)

😄 Ekitike oo dhahay " waxaan ahay Scouser yaah"Erayga Scouser badanaa waxaa loo isticmaalaa dadkawga kasoo jeeda Liverpo...
15/08/2025

😄 Ekitike oo dhahay " waxaan ahay Scouser yaah"
Erayga Scouser badanaa waxaa loo isticmaalaa dadkawga kasoo jeeda Liverpool, micnaha Isla idinka unbaan ahay weeye warkiisa, Dhiig cusub galay, sidoo kale ciyaartoyga kulankana wuu noqday(MOTM) gool iyo caawin labaxay

Kadib kulankiisii ugu horeeyay premier league-ga xidiga ugu qaalisan taariikhda horyaalka ayaa ku dhamystay 0 caawin, 0 ...
15/08/2025

Kadib kulankiisii ugu horeeyay premier league-ga xidiga ugu qaalisan taariikhda horyaalka ayaa ku dhamystay 0 caawin, 0 gool.
Si guud bandhigiisa caawa siduu ahaa?🙄
Hal game cayaartooy laguma qiimeeyo👏

Kooxda intuu baxar galiyay uu baxarka kasaaray kadibna Maskax maskax kulahaa.Mar dambe waxaas how noqon maskaxdaada maah...
15/08/2025

Kooxda intuu baxar galiyay uu baxarka kasaaray kadibna Maskax maskax kulahaa.
Mar dambe waxaas how noqon maskaxdaada maahee, Orod Chiesa madaxa ka dhunko🤣

Hadii ciyaartoyda Kale ee goolasha Dhaliyay saaxiibkood uhadiyeeyeen Goolka Salah isagu Wuxuu yiri Ilaahoow mahadi aday ...
15/08/2025

Hadii ciyaartoyda Kale ee goolasha Dhaliyay saaxiibkood uhadiyeeyeen Goolka Salah isagu Wuxuu yiri Ilaahoow mahadi aday kuu sugnaatay, The king Goalkiisa waa kaqaata,
Yaa islahaa Liverpool ayaa durbaba 2:4 gaynaysa Bournemouth 👏

Chieeeesaaa chieeeesaaa, Gambarka Lajabiyay Mucaaradka, what a player, dabaal dag ku garaacay Mucaaradka, Chieesa waa da...
15/08/2025

Chieeeesaaa chieeeesaaa, Gambarka Lajabiyay Mucaaradka, what a player, dabaal dag ku garaacay Mucaaradka, Chieesa waa daaahsanyaha. 3:2 xili xun ugu shuba Bournemouth kkkk

The best league wixii loogu bixiyay qabaa Semenyo 2:2 niyow yarkaa Neef Badnaaa bisinkoow🤣
15/08/2025

The best league wixii loogu bixiyay qabaa Semenyo 2:2 niyow yarkaa Neef Badnaaa bisinkoow🤣

Gakpooooo natiijada 2:0 Kadhigay,saaxiibkiisna kuxusay dabaaldagiisa Gakpo xidiga kaliya Lfc fans markay maagaan ujawaab...
15/08/2025

Gakpooooo natiijada 2:0 Kadhigay,saaxiibkiisna kuxusay dabaaldagiisa
Gakpo xidiga kaliya Lfc fans markay maagaan ujawaaba gool lee ku dhalinaa adoo leh kan yaa naga kexeeya balaaya weeeye😁

Goolkiisii 1aad-ba wuxuu uhibeeyay Legendary LFC Player Diogo Jota.Ekitike kawarama Bandhigiisa qaybta 1aadba?Ma daale w...
15/08/2025

Goolkiisii 1aad-ba wuxuu uhibeeyay Legendary LFC Player Diogo Jota.
Ekitike kawarama Bandhigiisa qaybta 1aadba?
Ma daale weeye, Nafta ukeenay Boortaha

Tilaabsi,Niyad,Hami,Hagardaamo,Farsamo intaba waa hayaa, Ekitike Shabaqa soo taabtay LFC-na uxaqiijiyay goolka koowaad e...
15/08/2025

Tilaabsi,Niyad,Hami,Hagardaamo,Farsamo intaba waa hayaa, Ekitike Shabaqa soo taabtay LFC-na uxaqiijiyay goolka koowaad ee kulanka

Premier league is back.Liverpool vs Bournemouth ayaana kulanka caawa lagu daah furi doonaa.Hadaba kulanka caawa magaalad...
15/08/2025

Premier league is back.
Liverpool vs Bournemouth ayaana kulanka caawa lagu daah furi doonaa.
Hadaba kulanka caawa magaaladee ka daawan Insha allah?😁👇

15/08/2025

Inta Kaliya ee Madrid kooxaha kale dheertahay.
Kings👏

Jamie caragher " Club World Cup-ku Tartan dhab ah ma aha, sidee baad kunoqon kartaa Kooxda ugu fiican dunida hadiiba ays...
14/08/2025

Jamie caragher " Club World Cup-ku Tartan dhab ah ma aha, sidee baad kunoqon kartaa Kooxda ugu fiican dunida hadiiba aysan champions-kii England(Liverpoo), kii Spain(Barcelona)iyo midkii Italy-ba(Napoli) aysan kasoo qayb galin koobkaan"

Adresse

Koblenz

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Hermano sadik erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Hermano sadik senden:

Teilen