Waayeel Media

Waayeel Media Murti iyo madadaalo

23/10/2023

Filim edo arxan daran iyo ilmo nasiib xun part 2

22/10/2023

Filim edo arxan daran iyo ilmo nasiib xun qiso dhab ah

17/10/2023

Habeen wanaagsan Dhulka howdka ee ciida cas ❤

Qaloocan Doolo DDS
25/09/2023

Qaloocan Doolo DDS

Deg deg somaliland oo ciyaal ay khadab kuso gurtay kuso daabulaysa oog kadib markay ciidankii ay waxna laayeen waxna qaq...
17/09/2023

Deg deg somaliland oo ciyaal ay khadab kuso gurtay kuso daabulaysa oog kadib markay ciidankii ay waxna laayeen waxna qaqabteen jamaahirta SSC khaatumo

16/09/2023
Dagaalka Shabaab iyo dowlada mid daacad laga yahay mahan DFS iyo galmudug dadka deeganka midna daacad k**a ahaan dagaalk...
16/09/2023

Dagaalka Shabaab iyo dowlada mid daacad laga yahay mahan DFS iyo galmudug dadka deeganka midna daacad k**a ahaan dagaalkaan siida muuqata mahan dagaal ay ku qanacsanyihiin dadka deegaanada galmudug dowlada baa khasab ku kicinaysa oo leh dagaalama iyadoo leh hartiba SNM ka adkaade ma alshabaab baad ka adkaan waydeen ilaa hada qasaare wayn baa dowlada galmudug iyo DFS ba ka soo gaaray dagaalka
Sida xoga hoose an ku heelayno madaxwayne qoorqoor ayaa ku dhawacbay dagaaladii maalmahan socday inkasoo dhaawaxiisu fudud yahay hadana dhalinyaro badan oo askar iyo sargaalo wax ku ool ah baa ku nafwaayay dagaalkan Alle ha unaxariisto inta ku dhimatay xasan sheikh mahamud mid ciidankii Farmaajo 4 sano dhisayay burburiin doona buu umuuqda

Isha xogta Waayeel Media

"Dilkii sida arxan darada ah duhurka cad loogugeystay walaashay Juweeeriya Subcis looguna dhaawacay walaashay Ayaan Subc...
15/09/2023

"Dilkii sida arxan darada ah duhurka cad loogu
geystay walaashay Juweeeriya Subcis looguna dhaawacay walaashay Ayaan Subcis kadib reer Subcis gabal madow ayaa u dhacay."

"Hooyo na waxba k**a dambeyn saameynta dilka arxan darada ee caruurteeda loo geystay ayay u dhimatey."

"Intaa wixii ka dambeeyay qoyskii qoys faraxsan ma noqon, intii soo hadhay waxay noqdeen dad ciil la nool."

"Xukumadii noo hiilin lahayd waxaa noogu dambeysay maalintii la aasay Juweeeriya Subcis, wixii intaa ka dambeeyay ma jirto cid sidee tihiin xataa na tidhi."

"Ninkii diley Juweeeriya ilaa hada uu nool yahay, ha noolaadee meelna kuma ogin, Maxak**ad meel lagu saarayna anaga nalooguma yeedhin, wax Cadaalada oo naloo mariyay ma jirto."

Yaasiin Subcis, walaalka Allah ha u naxariistee Xildhibaan Juweeeriya Subcis oo hadlay ayaa sidaasi sheegay.

Sii share garee

Waayeel Media

15/09/2023

Waaayeel Media 🤝

27/02/2023

Qarankii oo tafaraaruqay😂
Muuse tolkiina beeruhuu ku falanayaa anagana xabadu naxijinayaa kulaha

Adresse

Berlin

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Waayeel Media erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Waayeel Media senden:

Hervorgehoben

Teilen