Safwan Maxamuud

Safwan Maxamuud madadaalo nothing

11/09/2026

Awlaadu waxay arkaan bay bartaaan wale # Views @

11/09/2026

Wiilasha jigjiga jooga show waa sukhaaro

11/09/2026

Dumarka laso furay taladooda hadhagaysanina

10/09/2026

Adkaaatay oo fogaatay

10/09/2026

Dadka xaasaska leh bay kusocotaa

10/09/2026

Talow run Miya rag iyo dumarka

08/09/2026

Su aal

07/09/2026

Run miyaa

04/09/2026

Naxdin waynaa

01/09/2026

Qabribayax Guurkii 110 Dolar Kaliyaa Laga Dhigay.

Waxaa la mamnuucay arrimahan hoose;

1. Waxaa mamnuuc ah booqashada la tagayo.
2. Waxaa mamnuuc ah in jaad la geeyo markii gabaatiga la laka qaadanayo.
3. Waxaa mamnuuc ah qori iyo waxa la mid ah.
4. Waxaa mamnuuc ah guriga laba dari laha in uu dhisnado 7 cisho wax ka badan.
5. Waxaa mamnuuc ah in mariinka gabadha laga dhigo dahab.
6. Waxaa mamnuuc ah in hibada geel laga dhigo..
7. Waxaa mamnuuc ah diiqada iyo guriga ay dhisto sodohda.

WAXAA LAGA SOO REEBAY

1. Qaalin hibo ah oo 4 jir ah Lo' a ah
2. Lacagta la Geynayo lagama badin karo 20,000 oo birr duudub .

Qofkii jabiya 100, 000 Bir iyo xadhig ayuu mutaysan.

Adresse

Berlin

Telefon

+251913440419

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Safwan Maxamuud erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Safwan Maxamuud senden:

Verknüpfungen

Hervorgehoben

Teilen

Kategorie