Qudhac Gaashaan

Qudhac Gaashaan Kusoo dhawoow dagalkan oo aan intii awooddayda ah kusoo gudbiyo wixii aan isleeyahay faa'iido ayay inoo leeyihiin.

Tammuux daad maray, dorraatiyo shalay.💥❤️‍🩹
26/10/2025

Tammuux daad maray, dorraatiyo shalay.💥❤️‍🩹

25/10/2025
Garan maayo Hummaag ka qurux badan oo aan arkay waayadan.💥❤️‍🩹
24/10/2025

Garan maayo Hummaag ka qurux badan oo aan arkay waayadan.💥❤️‍🩹

GARAN MAAYO CIID OO CIR HELAY WAX KA CUDDOON BADANE.💥❤️‍🩹
21/10/2025

GARAN MAAYO CIID OO CIR HELAY WAX KA CUDDOON BADANE.💥❤️‍🩹

19/10/2025

Tiktok, oo ah meel ay soomaalidu ku ba'day, waayahan danbe waxaa aad ugu soo batay dumar aad mooddo in ALLE swt, dulmiyay, oo diinta meelo badan oo ka mid ah su'aalo galinaya, ama diidaya axaadiith saxiix ah oo nabiga scw, ka sugan!!

Raafyare💥❤️‍🩹
18/10/2025

Raafyare💥❤️‍🩹

Halka shay ee aan dhab u ogahay ayaa ah; in jacaylka,xurmada iyo danaynta ay bani-aadamku kuu hayaan, dammaanad lahayn o...
16/10/2025

Halka shay ee aan dhab u ogahay ayaa ah; in jacaylka,xurmada iyo danaynta ay bani-aadamku kuu hayaan, dammaanad lahayn oo ay ciddiyaha ku taagan tahay, haddii aad lilijisana ay dhinac u dhacayso oo aad iyaga waayi ama aad naftaada waayi.
Arrinka cajiibka ah, dadka 97% way ku adagtahay in ay joogteeyaan hal dabci, shaqo, ama xattaa ixtiraamka iyo jacaylka ay dadka u hayaan, Marka laga reebo inyar oo kamid ah Waalidka iyo Walaalaha.❤️‍🩹
Qaabka ugu wanaagsan ee aad dad kula dhaqmi kartana waa; In aad yarayso habqanka iyo isku milanka idinka dhaxeeya, Markastana aad wanaajiso, Laabtaadana aad ka ilaaliso in ay cuqdad dagto ama aad xaasid ku noqoto.
Mar walbana aad wanaag ka filato dadyawga kugu xeeran, ixtiraamka aad u haysana aad ka dhigto mid joogto ah, si kasta oi ay iyagu isu baddalayaan.

Mar kale bani-aadamku yayna noqonin udub-dhexaadka noloshaada, oo wakhti badan hagalinin sida ay u arkayaan, adiga iyo hab-dhaqannadaadaba.
Sidaasoy tahayna waa in aad ixtiraamtaa caqliyadooda oo aadan ula tagin wax liita.

Geyiga 💥❤️‍🩹   Abdihakin hashi
16/10/2025

Geyiga 💥❤️‍🩹 Abdihakin hashi

Quruxdiisa geel dhalayIyo dhaqanka xoolaha.💥❤️‍🩹
15/10/2025

Quruxdiisa geel dhalay
Iyo dhaqanka xoolaha.💥❤️‍🩹

Miyigu waa goob daganaansho badan, dadka joogana wayka farxad badan yihiin inta badan dadka ku nool magaalooyinka, wayna...
14/10/2025

Miyigu waa goob daganaansho badan, dadka joogana wayka farxad badan yihiin inta badan dadka ku nool magaalooyinka, wayna ka firfircoon yihiin.
Hawlkarnimo iyo masuuliyadna Way leeyihiin.
Marka aad joogto miyiga khaasatan xilliga barwaaqada ah, waxaad Dareemi daganaansho fara badan, hawada iyo neecawda caafimaadka qabta ee ka jirta xidhkuna waxay toos ula falgali sanbabadaada iyo dheefshiidkaaga, Markaasaad neefta iyo nafaqadaba si fiican u qaadan.( Yacni waad gaajoon markaasaad wax walba oo laguu dhiibo siday tahay u cuni, Cuntaduna way kuu dhadhami.)💥❤️‍🩹

10/10/2025

Sheekh mustafe VS Xasan, "Dhibku af Soomaaliga mahee waa innaga"

Adresse

+252637053109
Berlin
25263

Telefon

+251912667809

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Qudhac Gaashaan erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen

Kategorie