24/10/2025
Musharax Ali Mohamud Omar oo utaagan xilka Gadoomiyaha Jamacada SIMAD University
ee Faculty of Accountancy .
Sanadkaan waxaa ii suura gashay inaan isku soo sharaxo xilka Gadoomiyaha SIMAD University ee Faculty of Accountancy Student's Association-FASA.
Walaalayaal waxaa idiinka codsanaa inaad codkiina isiisaan maalinta cod bixinta ee berito
si aan u sameeyo isbadel muuqdo kana dhabeeyo qodobada aan kusoo xusay video ga.