Abdirahman Boostani

Abdirahman Boostani Halkan kala soco wixii cusub oo nasoo garee Mahadsanid 🙏👊✍

28/07/2026

Shaw waaba run been baan u haystee 😂😂😂 dumaraw maxaad leedihin

17/06/2026

Shilkan oo hadda ka dhacay inta u dhaxaysa Kaah iyo Shiraaqle ee Hargeysa cidna waxba kuma noqon

Fadlan ka taxadir khatarta Shilalka 🚫

qaar  imtaxaana ayaa comments ku soo qoray Maamo Farduus iyo Eedo Lacnatulaahi caddey 😅😅
14/06/2026

qaar imtaxaana ayaa comments ku soo qoray Maamo Farduus iyo Eedo Lacnatulaahi caddey 😅😅

09/02/2026

Somaliland oo Itixaan Adag kaqaday Ciidamo tabar Loogu Qadayo Dalka israaiil…

01/01/2026

😂😂😂😂

Somaliland oo caawa saddex guulood gaadhay.Qodobka koobaad taariikhdeeda iyo sida ay xaqa ugu leedahay in ay Ictiraaf he...
29/12/2025

Somaliland oo caawa saddex guulood gaadhay.

Qodobka koobaad taariikhdeeda iyo sida ay xaqa ugu leedahay in ay Ictiraaf hesho ayaa laga horjeediyay golaha ammaanka waana markii ugu horraysay taariikhda qaddiyada Somaliland sidaa faahfaahsan qaramamada midoobay uga doodaan.

Qodobka labaad ma jirin wax cod ah oo loo qaaday in la diido Ictiraafka Israa’iil siisay Somaliland.
Qodobka saddexdaad Maraykanka oo ah quwadda ugu weyn adduunka ayaa taageeray in israa’iil xaq u leedahay in ay aqoonsato Somaliland.

29/12/2025

" 8 wadan baa amuusey fadhigina sidaas ayuu ku burburey waxna k**a soo bixin "

Somaliland in laga cabanayo waan ku xisaabtamayay, lkn in hal reer oo JSL ka mid ah oo Isaaq la yidhaahdo QM badhtankeed...
29/12/2025

Somaliland in laga cabanayo waan ku xisaabtamayay, lkn in hal reer oo JSL ka mid ah oo Isaaq la yidhaahdo QM badhtankeeda lagaga calaacalayo wallaanan ugu xisaabtamayn!

28/12/2025

Boqortooyada Johnny maxay ina leedahay imika 😉

Dalalka Carabtu waxa ugu weyn ee ay falanqaynaysaa waa sida ay dunidu u ogaanwayday intii ay socotay shaqada aqoonsigu, ...
27/12/2025

Dalalka Carabtu waxa ugu weyn ee ay falanqaynaysaa waa sida ay dunidu u ogaanwayday intii ay socotay shaqada aqoonsigu, Kulamadii Madaxweyne Cirro galay oo ay sheegeen in uu ku jiray ilaa safaro uu tegey Telaviv, heer xataa saacad kahor ku dhawaaqista aqoonsiga aan wax xog ah oo rasmi ah laga hayn.

Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro taariikh cajiib ah ayuu qoray, ninkaa dul taagan ee xafiiska madaxweynaha madaxda ka ah ee Abdulkadir Eidleh isaguna nin hawl yar ma aha Guul ayuu xaqiijiyay waana garabka ugu weynaa ee madaxweynuhu haysto. 👏

Adresse

Berlin

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Abdirahman Boostani erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Verknüpfungen

Hervorgehoben

Teilen

Kategorie