Iftiinka bulshada

Iftiinka bulshada News and reports

28/06/2025

INTA KHAYRKA JECEL

Masjidkan wuxuu ku yaalla Magaalada Hargeelle. Wuxuu baahi badan u qabaa Makarafoon sameecadihii iyo qalabkii kale wata.
Meel wax lagu darsado Masjidkaa ugu wacane ganacsatadu haka caawiso in qalabkaas loo gado. Masjidku lambarka hoose ayuu leeyahay; waxaa ku qoran Jano-jano ku sug.

Lambarka Masjidka: 0993919301 [Jano-Jano]

Qoraalka sii faafiya, oo khayrka ka qayb-qaata.

28/06/2025

Dear flowers well come to my page
Am really Excited to have you onboard! Sute Yarka Xafada, Huud Axmed, Gura Dhaamole

28/06/2025
27/06/2025
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR IYO DUQA MUQDISHOMuqdisho, May 28, 2025; Madaxweynah...
28/05/2025

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR IYO DUQA MUQDISHO

Muqdisho, May 28, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa u magacaabay Mudane DR. XASSAN MAXAMED XUSEEN MUUNGAAB, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Caasimadda Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa ku saleeyey magacaabistan aqoonta iyo waayo-aragnimada shaqo ee uu leeyahay Guddoomiye DR. XASSAN MAXAMED XUSEEN MUUNGAAB oo h**ey xilkan u soo qabtay, door wanaagsanna ka soo qaatay dib u dhiska magaalads Muqdisho iyo guud ahaan horumarinta adeegyada uu bixiyo maamulka Gobolka Banaadir.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula dardaarmay Guddoomiyaha cusub in uu mudnaan siiyo harumarunta caasimadda, dib u heshiisiinta, xoojinta wadashaqeynta laamaha ammaanka iyo bulshada Gobolka Baanaadir, bilicda iyo baahinta adeegyada aas-aasiga, kuwaas oo dhammaantood hortabin u leh dowladda.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa u rajeeyay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, in Eebe uu u fududeeyo masuuliyaddan culus, isagoo ku adkeeyey dhammaan hay’adaha dowladda ee ay shaqo wadaagta yihiin in ay si dhow ula shaqeeyaan Maamulka cusub ee Gobolka Banaadir.

Xeerkan Madaxweyne ee lagu magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho Mudane DR. XASSAN MAXAMED XUSEEN MUUNGAAB ayaa dhaqan galay, maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay Arbaco, 28-da May, 2025.

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa kulan la qaatay Saamileyda Siyaasadeed ee Deegaanka Soomaalida, si ...
28/05/2025

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa kulan la qaatay Saamileyda Siyaasadeed ee Deegaanka Soomaalida, si looga wada hadlo xaaladda guud ee Dalka iyo Deegaanka.

Kulankan waxaa kasoo baxay Qodobadan:

1. In kulamada Xukuumadda iyo Axsaabta Siyaasadeed la joogteeyo.
2. In Doorashada toddobaad ee ka dhici doonta Dalka iyo Deegaankaba laga wada shaqeeyo si ay ugu qabsoonto si ka wanaagsan doorashooyinkii h**e.
3. In si wadajir ah looga qayb’qaato wadahadallada qaran.
4. In guddi loo saaro diyaarinta axdi deegaameedka oo ku qotoma danta guud ee dadka iyo dalka.

Shirkan ayaana gabo'gabadii kusoo dhammaaday is afgarad.

Jigjigada cusub ee mustaqbalka
28/05/2025

Jigjigada cusub ee mustaqbalka

Some of Africa's legendary international footballers are back on the pitch, playing a historic novelty match in Mogadish...
27/05/2025

Some of Africa's legendary international footballers are back on the pitch, playing a historic novelty match in Mogadishu, the capital of Somalia.

Thousands of fans trooped into the Mogadishu stadium on Tuesday to watch the game, which featured former African stars, including Jay-Jay Okocha, Emmanuel Adebayor, Samuel Eto'o, and Vincent Onyeama, among others, playing against a team of Somalia's former national football stars.

The encounter ended 8-4 in favour of the former African internationals.

This is the first time Somalia has hosted a high-profile football match since the outbreak of civil war more than three decades ago.

Dubbed the Legendary Peace Tour, it aims to highlight Somalia's ambitions to return to the international football scene and signify peace and stability in the country.

Delegations from FIFA and the continental football body, CAF, are also expected to visit the country soon.

“Hosting matches at Mogadishu stadium is a massive boost for our football profile,” said Ali Abdi Mohamed, President of the Somali Football Federation.

Hambalyo mudane qadar wacdi jabaar oo loo magacaaabay gudoomiyaha degmadaGodgod
13/05/2025

Hambalyo mudane qadar wacdi jabaar oo loo magacaaabay gudoomiyaha degmada
Godgod

Maxay tahay waxaad ka goyn la dahay naftaada ee aan dani kuugu jirin
12/05/2025

Maxay tahay waxaad ka goyn la dahay naftaada ee aan dani kuugu jirin

ዛሬ ሃያ ስምንት ዩኒቨርሲቲዎቻችን የትምህርት ጥራትን አስመልክቶ ባካሄዱት የኦን ላይን ስልጠና መክፈቻ ወቅት የትውልድ ቅብብል የተሳካ የሚሆነው እንደነርሱ ያሉ መምህራን በሚወጡት እጅግ ጠቃሚ...
29/07/2024

ዛሬ ሃያ ስምንት ዩኒቨርሲቲዎቻችን የትምህርት ጥራትን አስመልክቶ ባካሄዱት የኦን ላይን ስልጠና መክፈቻ ወቅት የትውልድ ቅብብል የተሳካ የሚሆነው እንደነርሱ ያሉ መምህራን በሚወጡት እጅግ ጠቃሚ ሚና መሆኑን ገልጫለሁ።

Leenjii yunivarsiitiiwwan keenya 28 qulqullina barnootaarratti har'a karaa intarneetii jalqaban irratti carraa ergaa dabaruu argadheen walharkaa fuudhinsi dhalootaa kan milkaa'u shoora olaanaa barsiisonni akka isaanii bahaniin ta'uu ibseera.

As 28 universities across the nation converge to begin online training on enhancing quality education, I had the opportunity to address them, reminding everyone that generational exchange can only be enabled through the important role teachers like them play.

Adresse

Berlin

Telefon

+251927992220

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Iftiinka bulshada erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Iftiinka bulshada senden:

Teilen