Caynaashe ciid

Caynaashe ciid I am caynaashe ciid a journalism and photography living in Somalia on my page you find programs that include news, entertainment.

09/05/2025

AFKALAHAYE CALUULE RAASI-CASEYR PUNTLAND 🇸🇱📸

11/04/2025

GEESALEY RAASI-CASEYR PUNTLAND 🇸🇱

📸
24/02/2025

📸

22/02/2025

Hooyo reer puntland ah oo xeebteda ka jilaabanaysa.

17/02/2025

Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Raas-Casayr G/sare Mahad Cali Car-car ayaa Masuuliyiin Isugu Jirta Golaha Wakiilada iyo Fulinta Kusoo Dhaweeyay Fadhiga Deegaanka Dhurbo oo ay ku Suganyihiin Ciidam Isugu Jira Boolis, Daraawiish iyo PMPF.

17/02/2025

Ardayda Gesaley.

15/02/2025

Waxaa degaanka booco ee degmada caluule lagu soo dhaweeyay wafti balaaran uu hogaaminayo Agaasimaha guuud ee madaxtooyada Puntland Mohamed Jama Abdirahman

  Gudoomiyaha gobolka karkaar ayaa siidayey gaarigii ay qabteen Booliiska Magaalada rako-raaxo oo saldhiga la geeyey War...
14/02/2025

Gudoomiyaha gobolka karkaar ayaa siidayey gaarigii ay qabteen Booliiska Magaalada rako-raaxo oo saldhiga la geeyey

Warar hoose ayaa sheegaya in gaariga kaso baxay magalada xaafuun oo saarnayeen rag isku hayb ah oo larabay in lagu xereeyo xerada towbarka ee xergoble.

14/02/2025

Saaka, Ciidamadda Geesiyaashaa ee Puntland ayaa ku howl-galay, Istaraajiyad aysan horay uga baran argagixisadu. Guul Insha Allah.

   Ururka Darwiish Dhowre Guutada 2aad ee Ciidanka Daraawiishta Puntland iyo Ciidanka Booliiska degmada Murcanyo ayaa Si...
13/02/2025

Ururka Darwiish Dhowre Guutada 2aad ee Ciidanka Daraawiishta Puntland iyo Ciidanka Booliiska degmada Murcanyo ayaa Si wadajir ah u fuliyay Howlgal lagu xaqiijinayey amniga degmooyinka iyo deegaannada hoostaga.

Saraakiisha hoggaamineysa howlgalka ayaa sheegay inay sii laba jibaari doonaan howlgallada ka dhanka ah Firxadka Khawaarijta si shacabka looga dulqaado dhagartooda.

13/02/2025

Waa jihaaadaya si caruurtayda xornimo ugu noolaadan

80 ku nool Gobolka Raasi-caseyr Puntland.

13/02/2025

Gaarhayaha dalkow
Geesi-diiranow dalka u dhintow

Faadumo aways oo dhigata socdalka tayo ee galkacyo.

Adresse

Berlin

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Caynaashe ciid erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen