AbdiQani Qiyas

AbdiQani Qiyas Content Creator || Graphic Designer || Video Graphic || Public Figure || Digital Voice | Social Impact Advocate.

28/10/2025

Galkacyo kor waa ka qurux badantahay balse Hoos alle idinma tuso anneh idin tusi maayo… ee nabad galyo.👌✌️

27/10/2025
24/10/2025

2 maalin ayaan ku bartay.. warka isiiya👌 feytar ma ihiyoo? 😂

Markaan gobol joogo sidaan u labisto…. 😂
23/10/2025

Markaan gobol joogo sidaan u labisto…. 😂

Waa runtiis maxaa Number ka hooyo u geeyey? 😂😂😂
21/10/2025

Waa runtiis maxaa Number ka hooyo u geeyey? 😂😂😂

19/10/2025

Qabowga iskaabulada u darnaa!!! Walaalayaal guursada iguna soo qorta qaaraanka guurka… 😂✌️

Link-gaan Ka Caawi Walaal https://gofund.me/5d0a6e904Salaad Aadan (Ujaawa) waa dhalinyaro Soomaaliyeed oo muddo dheer la...
19/10/2025

Link-gaan Ka Caawi Walaal https://gofund.me/5d0a6e904

Salaad Aadan (Ujaawa) waa dhalinyaro Soomaaliyeed oo muddo dheer la tacaalayay xanuunka kalyaha. Inkastoo uu wajahayo dhibaatooyin badan, haddana ma quusan — wuxuu si geesinimo leh ugu faafiyay sheekadiisa baraha bulshada, gaar ahaan TikTok, si uu u dhiirrigeliyo dadka kale ee la halgamaya xanuunkan inaysan kaligood u arkin.

Maanta, Salaad wuxuu u baahan yahay kaalmo si uu u helo beeris kale oo kelyo ah (kidney transplant). Maadaama sugitaanka uu aad u dheer yahay, wuxuu rajeynayaa in bulshada Soomaaliyeed ay garab istaagto si uu u helo nolol caafimaad leh iyo fursad cusub oo nolosha ah.

Halka dad badan ay si caadi ah musqusha u galaan, Salaad isbitaalka ayuu saddex jeer usbuucii tagaa si dhiiggiisa loo sifeeyo, si jidhkiisu u sii shaqeeyo.

Kaalmadaada — xitaa haddii ay yar tahay — waxay ka dhigan tahay tallaabo dhab ah oo u dhow bogsashada iyo rajo cusub.
Alle ha idiinka abaal mariyo cid kasta oo gacan ka geysata.

Galabta waan qabowsanay Alx 👌✌️
18/10/2025

Galabta waan qabowsanay Alx 👌✌️

Mudane Farmaajo Madaxwaynaha 2026✅ ✌️
14/10/2025

Mudane Farmaajo Madaxwaynaha 2026✅ ✌️

13/10/2025

Qaar ka mid ah ardayda School ka Alshacab ❤️🫡🙏

11/10/2025

Dhalinyaro yaan lagugu owr kacsan, midka hadda jooga iyo kan mucaaradka ahba midna wax faa’ido kuuleh kuuma soo wado.

F.G: gargaraaca aad maqli doontid ka raali noqo… 😂

Maanlinka ay dileen hooyada iyo ilamaheeda maalinteeda kale yeesan nolol la gaarin, waa haddi aanooyinkan la rabo in las...
10/10/2025

Maanlinka ay dileen hooyada iyo ilamaheeda maalinteeda kale yeesan nolol la gaarin, waa haddi aanooyinkan la rabo in lasoo afjaro…

Taladayda lee waaye🥲

Adresse

Moritino
Berlin

Telefon

+252688991988

Webseite

http://qiyas.com/, http://qiyas.com/

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von AbdiQani Qiyas erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen

Kategorie