Murcanyo Media

Murcanyo Media Waa Shabakada warar oo Ka hawlgasha Gudaha Dalka Somalia Iyo Dibadaba, ka Hel
-War xaqiiq ah.
-Barnaamijo Ku Cajaba galiya.
-Sawiro Quruxoon Dalkeena.
(2)

Murcanyo Media (MM) is a media business owned, non-partisan and non-governmental
organization, estab

Media: 🎙️FM Stations and 🎞️Social Media || 📍Puntland,Somalia.

07/09/2026

Safarkiisii Buuraha Calmiskaad - Madaxwayne dani oo Bog Cusub u furtay Buugiisa Sooyaalka taariikheed ee Puntland.

  :Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo kujooga degmada Baargaal, ayaa kulan la...
07/09/2026

:Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo kujooga degmada Baargaal, ayaa kulan la qaatay Masuuliyiinta Degmada iyo Gobolka Raas Caseyr iyadoo kulanka ay ka qeybgaleen Goleyaasha Dowladda Puntland oo isugu jira Wasiiro iyo Xildhibaano, Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland.

Kulanka ayaa la isaga xogwareystay xaaladda guud ee degmada Baargaal iyo guud ahaan Gobolka Raas Caseyr, gaar ahaan dhinacyada Amniga, la-dagaalanka Argagixisada, la-dagaalanka Burcadbadeeda, Amniga badaha, horumarka iyo sidii wax looga qaban lahaa baahiyaha ka jira deegaanka korna loogu qaadi lahaa maalgashiga.

07/09/2026

Wehelka Shacabka

07/09/2026

Madaxwayne Dani ayaa dhagax dhigay Dib u dayactirka Qalcadii Boqor Osmaan ee Baargaal Gobolka raasicasayr.

06/09/2026

Baargaal oo caawa martigalisay Masuuliyiin Ka kala socda Golayaasha ka duwan Puntland.

06/09/2026

Kornaylad Yasmiin“Madaxwayne markale Raasi casayr Ku soo dhawowo”

 :Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar ku maraya Gobolada Bari iyo Raasi Caseyr, ayaa...
06/09/2026

:Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar ku maraya Gobolada Bari iyo Raasi Caseyr, ayaa maanta si wayn loogu soo dhoweeyay degmada Baargaal ee gobolka Raasi casayr.

Madaxweynaha oo fagaare kula hadlay bulshada Baargaal, ayaa uga mahadceliyey soo dhoweynta wanaagsan in booqashada Baargaal ay muhiimad gaar ah u leedahay. Madaxweynaha ayaa inta uu joogo kulamo la qaadan doona qaybaha kala duwan ee bulshada degmada Baargaal, waxaana uu u kuurgali doona xaalaada bulshada degmada, sida adkaynta nabadgelyada, la-dagaalanka argagaxidda, ilaalinta amniga badda iyo arrimaha horumarinta.

06/09/2026

: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar ku maraya Gobolada Bari iyo Raasi Casayr, ayaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyey deegaanada Hoosin-gaabo Taageer iyo Waadi-Kheyr ee gobolka Raasi Casayr.

 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar ku maraya Gobolada Bari iyo Raasi Casayr, aya...
06/09/2026

: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar ku maraya Gobolada Bari iyo Raasi Casayr, ayaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyey deegaanada Hoosin-gaabo Taageer iyo Waadi-Kheyr ee gobolka Raasi Casayr.

Adresse

Berlin

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Murcanyo Media erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Verknüpfungen

Hervorgehoben

Teilen