Xuddun Media

Xuddun Media Kontaktinformationen, Karte und Wegbeschreibungen, Kontaktformulare, Öffnungszeiten, Dienstleistungen, Bewertungen, Fotos, Videos und Ankündigungen von Xuddun Media, Social Media-Agentur, Berlin.

08/10/2024

QaYbti uhoraysay Gaadiidki Xasilinta👍👍

29/09/2024

Soo dhawoow Garaad.💔

26/09/2024

Marki Caara Dhuubtiyo la riday Seban Cabaadaaya
Shinbiraha Cidoodiyo Jugtii Fulay ma Caantoobay.

AUn Aadan Carab

24/09/2024

Aun Aadan Carab.
Markan Inaan Cashuurti iyo Dhibkii
Dibugu soo celiyo yaa Faras Camuudaa kabadan
Loo Carbinayaaye.

Guutada indho badane Ee dhawaan ka hawl gali doonta Gobolka Sanaag.

08/09/2024

Magaaladi Shangeed Waa dhisantay💪

02/09/2024

Ma Nin loo tudhaan ahay Rabibay Tiisa Noqotaaye.👊💪🦾

01/09/2024

Kol hadii Dagaal Loo Saftoo Sumucu Qiiqaamo
Sinji waxaan uleeyahay inaan Gacan sareeyaa.

28/08/2024

......

27/08/2024

Ninki Nabadu Deeqi waydo waa Khasab Colaadu way Deeqi.

Wafdiga Md Karaash  ee Buuhoodle Gaadhay waxaa kamid ah Mujaaahid Maas Dagaalki uu Caadiga ugu caan baxay waa dagaalki S...
27/08/2024

Wafdiga Md Karaash ee Buuhoodle Gaadhay waxaa kamid ah Mujaaahid Maas

Dagaalki uu Caadiga ugu caan baxay waa dagaalki Shangale iyo Sool Joogto dhexdooda Galabnimo Khamiis ahayd 26 January 2012 ki Maalinki Madaxda Sarsare ee Maamulki Khaatumo yimaadeen Buuhoodle ee Axmed Karaashna Lahaa [ waa Reer Kalshaaloo Karaashna uyimi] ayna Goaansatay Somaliland inay baajiso oo qabsato Magaalada balse uma suuro galin.

Waa Ninki Taayirka mariyay ee yidhi urgufyada Siilaanyo soodiray Xabad iskaga khasaarin maayo mid ahaana gaadhiga kabarkiisa ayuu kuxidhay.

Dibiga Doolood Dhegtiisuna wax Wacan bay maqashaa ishiisuna wax San ma aragto.Dawlada Federaalka Warkeedu ma Cada.
22/08/2024

Dibiga Doolood Dhegtiisuna wax Wacan bay maqashaa ishiisuna wax San ma aragto.

Dawlada Federaalka Warkeedu ma Cada.

20/08/2024

Wiilasha Gadoodsan Ee Fahmo ilays Heesta ku sheegtay waxa Ugu horeeya Qalaskaa la sawiran Waa Ninki Xabadi ugu horeysey Kuriday Ciidanki Snm 6di Feb 2023

Adresse

Berlin

Telefon

+4915731102627

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Xuddun Media erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen