Global History Journey

Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed  ayaa duqeeyay guri ay ciidanka itoobiya iyo imaaraat ka abaabuleen weerarkii lagusoo ...
04/09/2026

Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa duqeeyay guri ay ciidanka itoobiya iyo imaaraat ka abaabuleen weerarkii lagusoo qaaday baydhabo

Dowlada soomaaliya ayaa yeelatay awood ay dalka kaga sifeeneyso dhibaatada shisheeyaha oo caadeystay inay dumiyaan dowlad dhiska soomaaliya.

15/07/2026

Gurigee ku dumay 😃

09/07/2026

Lo'dii oo difaac ka xiratay xamar.

08/07/2026

Qasa waa la dumiyee ma ugu sii dareynaa

07/07/2026
07/07/2026

Masuuliyad daradaan bal arag!!!
Halkani waa muqdisho

Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) ayaa maanta magaalada Muqdisho keenay laba eedeysane oo ka...
06/07/2026

Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) ayaa maanta magaalada Muqdisho keenay laba eedeysane oo kala ah Cabdi Maxamed Axmed iyo Daahir Tahliil Cigaal, kuwaas oo laga soo qabtay deegaannada Kaxandhaale iyo Balihowd ee gobolka Galgaduud, iyagoo watay laba qori oo nooca AK-47 ah.

Howlgalkan ayaa daba socda go’aannadii uu Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) Mahad Maxamed Salaad kaga dhawaaqay gogoshii nabadeed ee ka dhacday degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud, kuwaas oo lagu adkeynayay in tallaabo sharci ah laga qaado cid kasta oo hub sharci-darro ah ku dhex qaadata bulshada ama hurisa colaadaha.

Labada eedeysane ayaa la horgeynayaa hay’adaha garsoorka si sharciga loo mariyo.
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) ayaa laba jibaartay howlgallada lagu sugayo amniga, xasilinta deegaannada, ka hortagga hubka sharci-darrada ah iyo falalka hurinaya colaadaha, si loo adkeeyo nabadda, wada noolaanshaha iyo kala dambeynta bulshada.

Mahad Salad

Allaha unaxariisto abdullahi boqol oo canada ku geeriyooday.
05/07/2026

Allaha unaxariisto abdullahi boqol oo canada ku geeriyooday.

02/07/2026

Marriage without certificate.

30/06/2026

Caawa madaxweyne xasan shiikh wuxuu sameeyay taariikh kumanaan dhalinyaro ayuu kula hadlay isgooska taleex

Adresse

Berlin

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Global History Journey erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Verknüpfungen

Hervorgehoben

Teilen