Kalshaale Channel

Kalshaale Channel Warbaahinta Kalshaale kala soco War sugan iyo Suugaan

Astaanta Kalshaale Waa Runta Iyo Rabbi oo Laga

03/09/2026

Kalkaal Hospital Buuhoodle Ayuu Ka Hawl Galayaa Dhakhtarka Maqaarka ,
Cidiyaha, iyo Timaha

02/09/2026

Kusoo dhawaada shirkadda Darwiish Hajj & Umrah Services oo xafiiskii labaad laga furay magaalada buuhoodle.

Adeeg-yada kuu diyaarka ah

โœˆ๏ธ Tigidhka safarka
๐Ÿ›‚ Fiisaha Cumrada
๐Ÿจ Huteellada Makkah & Madinah
๐ŸšŒ Gaadiidka ku qaadaya gudaha Sacuudiga
๐Ÿ•Œ Ziyaaraadka goobaha taariikhiga ah
๐Ÿ“‹ culimo kuula diyaar ah hagid iyo baraarujin.

Goobta ay ku taalla dhismaha xarunta weyn ee shirkadda ee amal bank
Sidoo kale waxa aad nagalasoo xidhiidhaysaa
๐Ÿ“ž 0634490880
๐Ÿ“ž 0634492171

Deg Deg Xilibaanada Gobolka Togdheer WBS ayaa Qaadacay Doorashada Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Taasoo Saaka lagu ...
01/09/2026

Deg Deg Xilibaanada Gobolka Togdheer WBS ayaa Qaadacay Doorashada Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Taasoo Saaka lagu Qabanayo Laascaanood

31/08/2026

Maamulka sare ee ๐ƒ๐š๐ก๐š๐›๐ฌ๐ก๐ข๐ฅ ๐๐š๐ง๐ค ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ oo kulan muhiim ah la yeeshay Madaxda sare ee hayโ€™adda caalamiga ah ee ๐€๐ฅ๐ข๐ ๐ก๐ญ, oo h**e loogu aqaanay, ๐€๐ฆ๐ž๐ซ๐ข๐œ๐š๐ง ๐‘๐ž๐Ÿ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐‚๐จ๐ฆ๐ฆ๐ข๐ญ๐ญ๐ž๐ž (๐€๐‘๐‚).

31/08/2026

Shirkadda Horn Petroleum ee Dahabshiil Group oo Wargelin Muhiim ah usoo Dirtay Macmiisheeda.

30/08/2026

Buuhoodle Dawlada hoose ayaa Naqshadaysay Dhulkii ugu Balaadhnaa

29/08/2026

Perth, Australia โ€” Jaaliyadda Reer Waqooyi Bari ee ku nool magaalada Perth ee dalka Australia ayaa si weyn u soo dhaweysay Halgamaa Farduus Qaran Bila

27/08/2026

Buuhoodle Gudomiyaha xisbiga JSP Cabbaas Saleebaan Dheere ayaa xaflad balaadhan loogu qabtay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Togdheer ee dowladda Waqooyi-Bari Soomaliya.

25/08/2026

Chief Caaqil Maxamuud Askar Jaamac, oo kusugan Buuhoodle Ayaa Bogaadiyay Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe iyo Kaalinta uu Deegaanka Ugu Jiro

20/08/2026

Markaska Daarul-quraan ayaa Munaasibad Balaadhan u Qabtay Arday Dhamaysay Qaybaha Kaladuwanee Markaska

Adresse

Holsteinische Str. 38
Berlin
12161

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Kalshaale Channel erfรคhrt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht fรผr andere Zwecke verwendet und Sie kรถnnen sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Kalshaale Channel senden:

Verknรผpfungen

Hervorgehoben

Teilen