04/04/2026
Ilaahay naxariistii janno ha ka waraabiyo Marxuum Caaqil Mohamed Cabdi Qawdhan oo ahaa samotalis, haldoor, iyo nin bulshadiisa u ahaa ilaaliye iyo tiir adag.
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa guud ahaan reer Somaliland, gaar ahaan reer Gabiley oo uu ka baxay geesi qiimo weyn ku lahaa bulshada. Geeridiisu waa boos wayn oo aan sahal lagu buuxin karin.
Ilaahay samir iyo iimaan ha ka siiyo ehelkii, qaraabadii, iyo dhammaan ummadda uu ka baxay. Aamiin.