Adal News Network

Adal News Network Horyaalka wararka xaqiiqda iyo falanqaynta dhacdooyinka

25/04/2026

𝗗𝗼𝗾𝗼𝗻𝗶 𝗧𝗼𝗹 𝗺𝗮𝗮𝗵𝗮
Mid ka mida kooxda qaad iyo qado ayaa maanta tolkiisa loo adeegsaday.
Cayda wasiir Ayuub iyo hablaha Samaroon maanta qaad lagu siiyey.
Ta kale kan yare xanuunsan ee ishq la yiraa ma waxay shaqadiisu tahay muuqaalada cayda iyo kal jabinta reer Awdal miyaa Hargeysa qadaraas kaga soo qaatey.

Wiilka uu dhalay boqorkii h**e dalka Iran Reza Pahlavi ayaa isagoo socod ku marayey wadooyinka Berlin shacab cadhaysan k...
23/04/2026

Wiilka uu dhalay boqorkii h**e dalka Iran Reza Pahlavi ayaa isagoo socod ku marayey wadooyinka Berlin shacab cadhaysan ku daadiyeen suugo tamaad laga sameeyay.
Ninkan ayaa dawladdaha Maraykanka iyo Israa'iil u wadayn inuu xukumo dalka iran kadib marka xoog awooda looga qaado maamulka hada iraan ka arimiya.

𝗠𝗮𝗵𝗮𝗱𝘀𝗮𝗻𝗶𝗱 𝗝𝗮𝗮𝗹𝗲 𝗪𝗮𝘀𝗶𝗶𝗿
23/04/2026

𝗠𝗮𝗵𝗮𝗱𝘀𝗮𝗻𝗶𝗱 𝗝𝗮𝗮𝗹𝗲 𝗪𝗮𝘀𝗶𝗶𝗿

23/04/2026

𝗜𝗻𝗮 𝘅𝗮𝘀𝗮𝗻 𝗺𝗮𝘁𝗮𝗮𝗻 𝗼𝗼 𝗹𝗮𝗰𝗮𝗴 𝗾𝗮𝘆𝗯𝗶𝘆𝗲𝘆
Guddoomiyaha Gobolka Awdal ee maamulka Hargeysa oo caruur lacag uqaybiyey cameradana soo hor joojiyey si dhalinta loo kala jabiyo kuna raali geliyo maamulka ciro.

Ina xasan maataanow gunimada iyo cabudhinta dadkaaga ku hayso buuga taariikhda madow ee ragii kaa h**eeyey marayn ayuun baad martey adna.

𝗤𝗼𝗿𝘀𝗵𝗮𝗵𝗮 𝗱𝗵𝗮𝘅𝗮𝗹 𝘄𝗮𝗿𝗲𝗲𝗷𝗶𝗻𝘁𝗮 35 sano ee maamulka Somaliland jirey wuxuu xoog iyo xoolaba iskugu geeyay hagar daamada iyo d...
23/04/2026

𝗤𝗼𝗿𝘀𝗵𝗮𝗵𝗮 𝗱𝗵𝗮𝘅𝗮𝗹 𝘄𝗮𝗿𝗲𝗲𝗷𝗶𝗻𝘁𝗮

35 sano ee maamulka Somaliland jirey wuxuu xoog iyo xoolaba iskugu geeyay hagar daamada iyo dib U dhaca bulshada reer Awdal.
Sababta ugu weyn waa iney aayaha iyo mustaqbalka dadkooda iyo dhulkooda u tashan kaliya noqdaan dad la maamulo laguna maamulo dhulkooga loona yeeriyo waxay sameeyaan.
Cidii ka soo horjeedsatana la xidho ama dhulka iskaga baxsado.

Kuwa ugu weyn ee arintaa ka qayb qaatey waa horgolada ku abtirsada gobolka iyagoo dhaafsanaya dhuuni maalmo kooban jiraya.
Wax la socdaba waxaa la keenay buug la yidhaa xeer ciise oo ahaa mashruucii dhaxal wareejinta Dhulka reer Awdal. Mashruucan waxaa aad uga shaqeeyey maamulada Djibouti iyo Hargeysa kuwaas U arkay dhulkan muhiimka ee Ilaahay dejiyey reer Awdal lagala wareego kadibna khayraadka la qaybsado.

Dagaalkii ka socday billaha Saylac iyo Lughaya waa qorshe laga wada shaqeeyey labada maamul
Ciidamo Djibouti iyo ayshaca laga keenay la soo galiyey gobolka hubka iyo saanadana la daba wadey.
Ujeedada ugu weyn ahayd barakicinta dadka reer Awdal si loogu badalo dad laga keenay Djibouti iyo siti. Qorshihii markuu socon waayey waxaa la keenay sheeko ah heshiisiin.
Yaa la heshiisiinayaa oo is haysta yaase wada dega oo colaad ka dhaxaysaa?
Gobolka Awdal 100% Gadabuursi leh inyar oo abti ku joogay baa la rabaa in loo xalaaleeyo iney deegaan yihiin.
Qorshe dagaalka loo joojiyey hada waa sidiii loo seexin lahaa reer Awdal kadibna loo diyaariyo qorshaha kale oo lagu barakiciyo.

Adal News Network
Hormuudka Warbaahinta

23/04/2026

Xildhibaanka sawkan sidii xukuumadda ciro haa iyo maya hal mar ku wada hadlay.
Xaqii uu ku adimey inuu ku adkaysto ayey ahayd. Ninka ragii wa kii qawl leh xataa qoorta lagaa jarayo.
Raali gelinta qasabka ma cabsi baa keentay mise cuud buu dhaafsadey.
Raganimadu waa inyaroo cagahh dhulka ku hayso.

Maanta doodi k**a taagna inay dadkaygu wax diidi karaan, waxna dooni karaan.Iyagoo dadkaygu dookh walba doonistiisa si c...
23/04/2026

Maanta doodi k**a taagna inay dadkaygu wax diidi karaan, waxna dooni karaan.

Iyagoo dadkaygu dookh walba doonistiisa si cad u daafacan karaan, ma jirto sabab ay daba-dhilifnimo u doortaan.

Waar Maanta doonista dadkayga ayaa ah dookhayaga 1aad, 2aad iyo kan 3 aadba ah, Mana jirto cid maanta doonisteeda nagu dulayn kartee taayada ayaa daw gal noo ah darajana aanu ku yeelanaynaa.

W/Q Afhayeen Mowliid Daahir Alaale

Adresse

Edison Straße
Cologne
51107

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Adal News Network erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Verknüpfungen

Teilen