Borussia Dortmund Somali Fun

Borussia Dortmund Somali Fun Nagu so biir wll Qaali Hadafkeenu waa 10k followers ��
(2)

Liverpool ayaa xiiseenaysa difaaceena   kaas oo ku qiimeysan ku dhawad 60m.👀 I aamin waa new   🟡⚫️
27/03/2025

Liverpool ayaa xiiseenaysa difaaceena kaas oo ku qiimeysan ku dhawad 60m.👀 I aamin waa new 🟡⚫️

22/03/2025

Bandhiga Qarankena Somalia iyo goolhayahena mxad ku qiimeyn lahyd 🇸🇴

20/03/2025

Maxa iga qariseen in Hanad Adam uu yahy Dortmund fans marka la joogo 🟡⚫️

Argagax hda maqasho waa Anaga I aamin👀  sidan ayey ku ahaaden yaa nagu xiga 🟡⚫️
17/03/2025

Argagax hda maqasho waa Anaga I aamin👀 sidan ayey ku ahaaden yaa nagu xiga 🟡⚫️

Yaab anaga aragnay horyaalka sanadkan ma rabno👀lkn wax walba nagu dhaca   ka aareena I aamin 🟡⚫️
15/03/2025

Yaab anaga aragnay horyaalka sanadkan ma rabno👀lkn wax walba nagu dhaca ka aareena I aamin 🟡⚫️

Sanadkan horyaal dhan ma rabno👀Waxan   ahyn kuma qanacno I aamin🟡⚫️final ka kasii fikireyna sidan u dabaal Degi lahyn
14/03/2025

Sanadkan horyaal dhan ma rabno👀Waxan ahyn kuma qanacno I aamin🟡⚫️final ka kasii fikireyna sidan u dabaal Degi lahyn

I aamin barca way ahaatay 👀Sanadkan waa sanadkeena 🟡⚫️Mucaaradow luuqa kaso baxa
13/03/2025

I aamin barca way ahaatay 👀Sanadkan waa sanadkeena 🟡⚫️Mucaaradow luuqa kaso baxa

Hampalyada waa dhankina🟡⚫️ wareega 8 dhamaadka Champions League waan is keenay👀Barcelona 🆚 Dortmund what a game
12/03/2025

Hampalyada waa dhankina🟡⚫️ wareega 8 dhamaadka Champions League waan is keenay👀

Barcelona 🆚 Dortmund what a game

Xaasidnimo qosol usaar👀kooxihii waawaynaa walaga wada badiyey🟡⚫️Sanadkan anaga iyo   way naga taala I aamin
08/03/2025

Xaasidnimo qosol usaar👀kooxihii waawaynaa walaga wada badiyey🟡⚫️Sanadkan anaga iyo way naga taala I aamin

Team of the week wala so saaray 👀aragtidada ma u qalman👀 yaaka maqan kuso Dari lahyd 🟡⚫️
06/03/2025

Team of the week wala so saaray 👀aragtidada ma u qalman👀 yaaka maqan kuso Dari lahyd 🟡⚫️

Xaasidnimo qosol u saar 👀Arsenal miyan ka liidana mxa wye bareejadan ciil bdna 🟡⚫️lkn weli yaa is gaaray sanadkan way na...
04/03/2025

Xaasidnimo qosol u saar 👀Arsenal miyan ka liidana mxa wye bareejadan ciil bdna 🟡⚫️lkn weli yaa is gaaray sanadkan way naga taala

Hdii lagu dhihi laha 3dan player midkod Dortmund kuso biiri si ay champions league ugu guuleysato yaad kuso biirin lahyd...
03/03/2025

Hdii lagu dhihi laha 3dan player midkod Dortmund kuso biiri si ay champions league ugu guuleysato yaad kuso biirin lahyd 👀🟡⚫️

Hambalyada waa dhankina ⚫️🟡Kulankeena ugu horeeyey an ciyaarno bisha barakeysan ee   👀Way no fadhidaa I aamin
01/03/2025

Hambalyada waa dhankina ⚫️🟡Kulankeena ugu horeeyey an ciyaarno bisha barakeysan ee 👀Way no fadhidaa I aamin

Ramadan Mubarak asxaabta ⚫️🟡‏كل عام وأنتم بخير🇸🇴
28/02/2025

Ramadan Mubarak asxaabta ⚫️🟡
‏كل عام وأنتم بخير🇸🇴

Mala socotaa : 🚨 Ole Gunnar Solskjaer ayaa shaaca ka qaaday in Manchester United ay kula soo saxiixan karto Jude Belling...
25/02/2025

Mala socotaa : 🚨 Ole Gunnar Solskjaer ayaa shaaca ka qaaday in Manchester United ay kula soo saxiixan karto Jude Bellingham iyo Erling Haaland wax ka yar 50 milyan euro. 🤯

Kooxda ayaa iska dhaga tirtay taladiisa, labada xiddig ayaana ku biiray Dortmund. ❌

Hdii naadi qumay ah uu jiro waa United I aamin👀

Kooxaha kle player ka aan dheernahay 👀  Mr 4 goal dhaliyo wana hogaamiyaha goal dhalinta   ⚫️🟡
24/02/2025

Kooxaha kle player ka aan dheernahay 👀
Mr 4 goal dhaliyo wana hogaamiyaha goal dhalinta ⚫️🟡

Hampalyada waa dhankina ⚫️🟡Xasuuq wuu dhaafay waxan geesanay cwada 👀Lkn United waan dhaana😄
22/02/2025

Hampalyada waa dhankina ⚫️🟡Xasuuq wuu dhaafay waxan geesanay cwada 👀Lkn United waan dhaana😄

Waakana isku aadka champions league Dortmund vs Lille waku deesay👋I aamin way no fadhidaa sanadkan champions ka Europe w...
21/02/2025

Waakana isku aadka champions league
Dortmund vs Lille waku deesay👋I aamin way no fadhidaa sanadkan champions ka Europe waa anaga⚫️🟡

Adresse

Dortmund

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Borussia Dortmund Somali Fun erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Borussia Dortmund Somali Fun senden:

Teilen