13/02/2025
HAMBALYO DHALASHO
Waxaan halkan hambalyo uga dirayaa walaashay Muna oo caawa wiil ugu dhashay magaalada Hargeisa waxaan leeyahay sookor abti oo soo barbaar mid diintiisa,dadkiisa iyo dalkiisa anfaca noqo.
Tariikh: 13.02.2025
Maalinta: khamiis