Sanaag Media Inc

Sanaag Media Inc Warar Deg Dega o Sugan

"Waa Tahriibayaal kuwa reer Sanaag Laascaanood Jooga"wasiir Caydiid
18/07/2025

"Waa Tahriibayaal kuwa reer Sanaag Laascaanood Jooga"wasiir Caydiid

18/07/2025

Wasiirka Warfaafinta Puntland iyo Wasiirka Warfaafinta Khaatumo oo dood adag dhexmartay

18/07/2025

Xasan Shiikh o Ay u hadhay 9bilood ahna sanbuuse makhrib Jooga doonanya In inta doorashada idin ku sugo... Siyaasi Ahmed Maxmuud Mire
O si Adag uga Hadlay Shirarka Laasacano Ka dhacaya .

Sanaag Media Inc

18/07/2025

:- odayaasha iyo waxgaradka Degmada ceelbuh ayaa baaq deg-dega u diray Dawlada puntland iyo haayadaha caalamiga iyo cid walba oo ay khusayso.

Sanaag Media Inc

Maamulka Dowlada Puntland ayaa si rasmi ah gacanta ugu dhigay markab xamuul ah oo sida hub culus, gaadiid gaashaaman, be...
18/07/2025

Maamulka Dowlada Puntland ayaa si rasmi ah gacanta ugu dhigay markab xamuul ah oo sida hub culus, gaadiid gaashaaman, beebayaal casri ah iyo shixnado kale oo milatari.

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in hubkaan uu ka yimid dalka Turkiga, isla markaana uu ku wajahnaa magaalada Muqdisho, iyadoo la rumeysan yahay inuu lahaa Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Maamulka Puntland ayaa si buuxda ula wareegay markabkaasi, iyadoo baaritaanno dheeraad ah ay socdaan si loo ogaado ujeeddada rasmiga ah ee shixnadaasi iyo cidda si toos ah uga dambeysa.

Wixii faahfaahin ah iyo warar cusub, halkaan kala soco.

Sanaag Media Inc

18/07/2025

garaad Axmed said jidible

18/07/2025

"Beeshii Maxamuud Harti ee aanu Saami
Wadaagta ahay waa nalaga saaray shaxda meel qaldan ayaa nalaga geliyey Odayaasha Beesha ogayslabe oo ka biya diidey qaabka loo soo gudbiyey liiska Ergada

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xubnaha golihiisa wasiirrada ee kasoo jeeda beesha Dhulbahan...
18/07/2025

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xubnaha golihiisa wasiirrada ee kasoo jeeda beesha Dhulbahante u sheegay in aysan wax saamayn ah ku lahayn beeshooda, isagoo sheegay in uusan jirin hal wasiir oo gacanta ku haya hal isim ama hal nabadoon oo ka tirsan beeshiisa.

Madaxweyne Deni oo shalay muddo ka badan hal saac la shirayay golihiisa wasiirrada, kahor inta uusan u ambabixin magaalada Boosaaso, ayaa sheegay in xaaladda ka taagan magaalada Laascaanood ay tahay "duullaan" cad oo lagu qaaday jiritaanka Puntland."

Wuxuu madaxweynuhu si gaar ah ula hadlay wasiirrada kasoo jeeda deegaannada SSC, oo uu wejiyo madaxweyne ku xigeenkiisa, isagoo ku dhiirri geliyay inay keenaan talo cad oo la xiriirta sida loo wajahayo xaaladaha ka taagan SSC.

Xigasho: Puntlandi

Ciidamada Difaaca Puntland Ayaa Gubay God Ay Ku Kaydsanayaan Saad Ay Argagixisadu Leedahay.
18/07/2025

Ciidamada Difaaca Puntland Ayaa Gubay God Ay Ku Kaydsanayaan Saad Ay Argagixisadu Leedahay.

PUNTLANRD OO SHEEGTAY DASTUURKEDA.DASTUURKA DOWLADDA PUNTLANDSidda uu qabo Dastuurka Dowladda Puntland, Qodobka 7aad ee ...
18/07/2025

PUNTLANRD OO SHEEGTAY DASTUURKEDA.

DASTUURKA DOWLADDA PUNTLAND

Sidda uu qabo Dastuurka Dowladda Puntland, Qodobka 7aad ee Dhulka iyo Sohdimaha Dowladda Puntland

1. Dhulka Puntland waxa uu ka kooban yahay gobollada Bari, Nugaal, Sool, Cayn, karkaar, Mudug, Heylaan,Sanaag iyo Raas Casayr.

2. Midnimada dhulka Puntland waa lama taabtaan, laguma xadgudbi karo, lamana kala qaybin karo.

3. Puntland waxay soo dhaweyneysaa lana xaajooneysaa degmo iyo gobol kasta oo doonaya inuu ku soo biiro Dawladda Puntland.

4. Dhulka Puntland waxaa ku dhan hawada sare, berriga iyo dhulka hoostiisa, jiidda dhaqaalaha ee badda oo dhan 200 maylka badda ah oo ka bilawda halka uu ku dhammaado hirka ugu dambeeya, waxaana mas'uul ka ah Dawladda.

18/07/2025

Maanhadal: Cawaaqibka ka dhalankara khilaafka Puntland iyo SSC-Khaatumo, Yaase abuuray xasaradaha siyaasadeed ee ka dhex abuurmay labada dhinac.

Khadar Awl Ismail ayaa soojeedinaya.

18/07/2025

Nabad iyo colaadba Ceerigaabo waxaa wax laga waydiin-doonaa SSC-MAAKHIR........Seemore

Adresse

Frankfurt

Telefon

+252907808093

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Sanaag Media Inc erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Sanaag Media Inc senden:

Teilen