Sanaag Media Inc

Sanaag Media Inc Warar Deg Dega o Sugan

09/10/2025

Siyaasi Ahmed Mohamud Mireh oo ka hadlay Abwaan oo Copygareeyey Faysal Cali waraabe Iftiimiyeyna inuu somaliland u Socdo qaybna ka ahaa Isbahaysigii Huwanta ahaa ee buxisay Fake Infomation dilkii Caaqil Cumar Abdullahi Ibrahim

Badhan Kuliyadda Tababarka Janaraal Giriin Ee Degmada badhan ayaa tababar loogu Furay Ciidamo Katirsan Puntland
08/10/2025

Badhan Kuliyadda Tababarka Janaraal Giriin Ee Degmada badhan ayaa tababar loogu Furay Ciidamo Katirsan Puntland

08/10/2025

Badhan Kuliyadda Tababarka Janaraal Giriin Ee Degmada badhan ayaa tababar loogu Furay Ciidamo Katirsan Puntland

NAIROBI: Puntland iyo Somaliland ayaa gaadhay heshiis iskaashi; Amni, siyaasad & ganacsi, iyaga oo bogaadiyey gogosha na...
05/10/2025

NAIROBI: Puntland iyo Somaliland ayaa gaadhay heshiis iskaashi; Amni, siyaasad & ganacsi, iyaga oo bogaadiyey gogosha nabadda Ceerigaabo ee Madaxweyne Cirro.

Maqaamka labada dhinac waxa laga dhigey; "Puntland & Dowladda Somalilabnd."

Waa markii u horreysey ee heshiis noocani dhexmarayo Garoowe & Hargeysa oo sannado ka hor dhufayska isugu jiray.

Wiilka Duqa Muqdisho — Xasan Muungaab oo la saftay Puntland, Jubbaland & Madasha Mucaaridka DFS.
02/10/2025

Wiilka Duqa Muqdisho — Xasan Muungaab oo la saftay Puntland, Jubbaland & Madasha Mucaaridka DFS.

02/10/2025

Faadumo cabdulahi cawad waa Hooyo Soomaliyeed ah o ku xanuunsan Magalda Ceel-buh sanaag Faadumo waxay xanuunsanthay Mudo Gaaraysa 3 Sano xanuunkedu waa xubnaha ugu muhiimsan bina Adamka Wadnaha, Beerka, Iyo Kilyaha.. Faadumo ayaa walalha muslimiinta ah meel walba o ay joogan waydistay inay soo cawiyan si ay u hesho dhakhtar Fiican o dalka dabdiis say noo shegeen qoysku h**e Dalka waxpa wa lagaga qaban wayay....

Walal Muuqalka u share Gareeya si uu walalo badan ugu Gaaro una Duceeya in Alleh Xanuunka u sakhiro walsheen ...

Telephonadan kalla Xidhiidha = 2520907713369 Ama 2520907659061...

  Part2 Magaalada Badhan Ee Gobolka Sanaag Ayaa waxaa Lagu soo Bandhigay Buug lagu magcaabo xirfadaha Waalidnimada iyo b...
02/10/2025

Part2
Magaalada Badhan Ee Gobolka Sanaag Ayaa waxaa Lagu soo Bandhigay Buug lagu magcaabo xirfadaha Waalidnimada iyo barbaarinta Caruurta
Oo uu qoray Nuur Shire cismaan oo kamid ah Bahda Qalinlayda Somaliyeed....

  Part1 Magaalada Badhan Ee Gobolka Sanaag Ayaa waxaa Lagu soo Bandhigay Buug lagu magcaabo xirfadaha Waalidnimada iyo b...
02/10/2025

Part1
Magaalada Badhan Ee Gobolka Sanaag Ayaa waxaa Lagu soo Bandhigay Buug lagu magcaabo xirfadaha Waalidnimada iyo barbaarinta Caruurta
Oo uu qoray Nuur Shire cismaan oo kamid ah Bahda Qalinlayda Somaliyeed....

Badhan:- ‎Wasaaradda arimaha gudaha faderaalka iyo dimuqraadiyeynta Dawlada Puntland  ‎ Oo kaashanaysa Hay'adda KAALO‎ay...
02/10/2025

Badhan:- ‎Wasaaradda arimaha gudaha faderaalka iyo dimuqraadiyeynta Dawlada Puntland
‎ Oo kaashanaysa Hay'adda KAALO
‎ayaa magaalada Badhan ku qabatay Tababarka Awoodsiinta Gudiga Horumarinta ee heer degmo.

‎tababarkan ayaa xubnaha Gudiga lagu barayey muhiimada Shaqada Gudiga horumarinta, ujeedooyinka loo sameeyey iyo in gudigu ay samaysataan Qorshayaal horumarineed oo ay ku wajahaan shaqooyinka baaxada leh ee horyaal gudiga. ….

30/09/2025

Waa Soo Galeen Ceerigaabo Ergadii Warsangeli

PUNTLAND: Bulshada Gobolka Nugaal ayaa mamnuucay Yaradka khasabka ah & guurka qaali ah, waxa kale oo laysla qaatay in qo...
30/09/2025

PUNTLAND: Bulshada Gobolka Nugaal ayaa mamnuucay Yaradka khasabka ah & guurka qaali ah, waxa kale oo laysla qaatay in qofkii qof kas u dila aan mag laga qaadan ee loo dilo.

30/09/2025

Nabadoon Xuseen Xassan karsay anagu Marti Manihin Guryahayagii ayaanu nimi::::;;;

Seemore

Adresse

Frankfurt

Telefon

+252907808093

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Sanaag Media Inc erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Sanaag Media Inc senden:

Teilen