Bilasho

Bilasho Bilasho - Bilsan iyo Barsan

05/10/2024

Falastiiniyiinta oo ka yaabiyay Sirdoonka Yah**da iyo Kan Mareykanka

05/10/2024

Xamaaz iyo Iran oo qorsheynaayo Weerar Culus oo ka dhan ah Isra*l

04/10/2024

Guriga Raiisul wasaaraha isr**l Netanyahu oo lagu dhawaaday iyo Dowlado garab istaag u muujiyay Falastiin

04/10/2024

Ciidamada yahuuda oo diiday in lagu Tukado masjidu Al aqsaa iyo Aayatullah Khumeyni oo hadlay

04/10/2024

Deg deg : Lubnaan oo gubaneysa iyo weerarkii xalay ee isra**l

03/10/2024

Iran oo qabatay basaasiin u shaqeynay Sirdoonka Srll

03/10/2024

Hadda : Xisbullaah oo Sheegtay iney Isrll ka dishay askar badan

03/10/2024

Deg deg : Xuutiyiinta yemen oo duqeeyay Markab ay leedahay dowlada ingriiska.

03/10/2024

Basaaskii Yah**da ee ku dhex jiray Xam**z ee fashilin gaaray weerarkii duufaanta.

03/10/2024

Sixi ayuu ku heystay ayadoo la qabo .

03/10/2024

Xataa meydadkooda ayaa la afduuban rabay || Wacdarihii Maanta Isrll iyo Xzbllh

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa si habsami leh uga socdo Caasimadda Muqdisho.Shirkan oo ah kii tobanaad fadhigiis...
03/10/2024

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa si habsami leh uga socdo Caasimadda Muqdisho.

Shirkan oo ah kii tobanaad fadhigiisa labaad Waxaa gudoomiye Madaxweynaha JFS Dr, Xasan Sheekh Maxamuud waxaana qeyb ka ah R/Wasaaraha XFS mudane Xamse Cabdi Barre, R/wasaare xigeen mudane Saalax Jaamac Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale.

Shirkan ayaa waxa ay madaxda uga doodeen qodobada horu-tabinta u leh Dowlad dhiska, la dagaalanka argagixisada, dimuqraadiyeynta iyo qodobo kale oo muhiim u ah dowladnimada.

”Maanta waxaa shirka lagu soo bandhigay warbixino la xiriira xaaladaha nabadgelyo, iyo horumar ee guud ahaan dalka” sidaasi waxaa warbaahinta u sheegay Afhayeenka Madaxweynaha JFS mudane C/raxmaan Xudeyfi isaga oo dhinaca kalana rajjo wanaagsan ka muujiyey in shirku ka soo bixi doonaan qodobo muhiim u ah dalka iyo dadka.

Adresse

Kassel
Frankfurt
00100

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Bilasho erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Bilasho senden:

Teilen