Codka reserve area

Codka reserve area ku soo dhawow page kan , waa page looga hadlo danaha beelaha irir-samale e dalka Ethiopia.

Safardi shaly baynu la warergnay Mashalaah Imardka hamplyo Somaliland guul❤️🤍💚✅
11/02/2024

Safardi shaly baynu la warergnay Mashalaah
Imardka hamplyo Somaliland guul❤️🤍💚✅

01/02/2024
Xasan dilal wa ninka u dagalmaya Ethopia bad wan u ogole dhawada ha lay diiyo xasan dilal muse nina waxba siin mayo tas ...
24/01/2024

Xasan dilal wa ninka u dagalmaya Ethopia bad wan u ogole dhawada ha lay diiyo xasan dilal muse nina waxba siin mayo tas ogow😂👌

Adkatay markay iyagu itobiya badahoda sinayna manan mudoharadin😂
11/01/2024

Adkatay markay iyagu itobiya badahoda sinayna manan mudoharadin😂

05/01/2024

Hadi Berbera la wada leyay hooyadana wa la wada leyay😂🫲🏼

02/01/2024

Bada berbera ma hooyadaba
Leh nimnka dhahaya wa hanti
Qaran nagahina hanti qaranka
Dhiga😂✌️

30/12/2023
26/12/2023

War ya Ilhay yaqan kulaha isaaqa asc nala
Daga wan u bahanay mamul hanala dhisten
Lantod khatumo socon mayse o sawti snm iyo
Isaaq ban saarayna ku dagal gashay. Maxay ku
Dhinten waxan ogayo dadihadad mamul isaaq
Ku jiro ad rabtid sawti la oga waxad samynaysay

Kud a guur o qanjo u guur ha ka dhigina
Dhulbahntow shekada e isaaq hadad rabtan
Inu wax idinka lahada maxabista idin xidhan

Lascanod wax ka siiya g**o siiya ka dib ssc
Xildhibano ah ka dhiga sidasabu isaaq idin

Kula jooga markas hadiba ad wax ku helaysa😂🙈

24/12/2023
Wa  cadawga shacabka rer  reserve area Waxa u ku haya cadadis  xadhig b**b dhac Dil iyo waliba cuna qabatayn  xaga dhaqa...
20/12/2023

Wa cadawga shacabka rer reserve area
Waxa u ku haya cadadis xadhig b**b dhac
Dil iyo waliba cuna qabatayn xaga dhaqale
AMA wax barasho ardayga imtixan ku gulaysta

Dhibcicisa qofkale ayu siya isna wuu rida. Hantida
Ganacsatada xoog bu ku qata dhulka sido kale
Kumanan dhalinyara buu qafashay siyasiyin bu layey
Sarakilbu laayey xata rer guragi berihi bu xoog oga qaday wuxu wada degamaysi sida yuhuda

18/12/2023
17/12/2023

Adresse

Frankfurt

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Codka reserve area erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Codka reserve area senden:

Teilen