Mohamed Sharbi

Mohamed Sharbi Bogeena Kala Soco Wararka Ciyaaraha Madadaalo Dhacdooyinka Caalamka Iyo Samofalka.

22/08/2026

"Arrinta Laascanood Nabad baan ku dhameynayna, Fihiima soo dhowoow.."Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro

22/08/2026

Seeraha Borama📍

22/08/2026

"Mayirka Borama wuxuu noqday mayirkii ugu waxqabadka badnaa ee Borama soo mara".

Dhalinyaro iyo cuqaal ka marakacay waxqabadka Mayirka Borama

22/08/2026

Bangiga Dara Salaam Bank wuxuu ugu bushaaraynaynaa macaamiisha iyo dhamaan bulshada reer Hargeisa in xarun cusub laggaaga furay xaafada calaamadaha gaar ahaan fooqa kaabsan Tawer ee ka soo hor jeeda Star, xaruntan waxaa kuugu diyaara dhamaan adeegyada Bangiga Dara Salaam Bank.

21/08/2026

Mayirkii Waxqabadka oo la abaal mariyey

21/08/2026

Shalay Dilla waa la isku arkay..

21/08/2026

Borama to Baki

20/08/2026

Muuqaal Dhamaystiran iyo Caleemo saarkii iyo Caano shubkii Suldaanka Guud ee Beelaha Makaahiil ahna Suldaanka Beesha Reer Nuur

20/08/2026

"Ilahay dalkeena ha inoo barakeeyo".Sul Maxamed Sul Saleebaan Cali Ismaaciil oo u mahad celiyey cid walba oo ka soo qayb gashay caleemo saarkiisa.

Adresse

Main Frankfurt Hessen
Frankfurt
004

Telefon

+252674195921

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Mohamed Sharbi erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Verknüpfungen

Teilen