Mohamed Sharbi

Mohamed Sharbi Bogeena Kala Soco Wararka Ciyaaraha Madadaalo Dhacdooyinka Caalamka Iyo Samofalka.

31/08/2025

DEG DEG:- “ Dastuurku inta aan xilka hayo iima ogola in aan ganacsi galo …” Madaxweynaha JSL

31/08/2025

Ururka samafalka ah ee sacaadadiin, ayaa deeqo qalabka beeraha loo isticmaalo oo iskugu jira

- mashiino
- tuubooyin laba nuuc ah
- fidhwaalo
- iyo siidhadhkii
Ku wareeriyay masuuliyiin kasoo jeeda deegaanka sheekh aware ee dagmada saylac, maadaama deegaanadii abaartuu saamaysay ay qaarkood roob heleen oo ay ku jiraan xaalad kasoo kabasho ah si ay hadda u haleelaan tabcashada beeraha

Telesom Shabeelcup 2025Waxa shalay si rasmi ah Garoonka Cali Gadhle lagu daahfuray tartanka sannadlaha ah ee “Telesom Sh...
30/08/2025

Telesom Shabeelcup 2025

Waxa shalay si rasmi ah Garoonka Cali Gadhle lagu daahfuray tartanka sannadlaha ah ee “Telesom Shabeel Cup 2025”, kaas oo ah sannadkii 9aad oo xidhiidh ah ee la qabto tartankan.
Tartankan ayaa loo qabtaa shaqaale waynaha Telesom Group, Ujeeddada tartankan loo qabto ayaa ah sidii kor loogu qaadi lahaa isdhexgalka shaqaale waynaha iyo jimicsiga jidhka inta aan shaqadda lagu jirin.


Caawa Bacdal Maqrib Iyo Muxadaro Qiimo badan oo Ka Qabsoomasa Masjid Abu-Hurayra Borama ee Magalada Boorama. Haduu Alle ...
30/08/2025

Caawa Bacdal Maqrib Iyo Muxadaro Qiimo badan oo Ka Qabsoomasa Masjid Abu-Hurayra Borama ee Magalada Boorama.
Haduu Alle Idmo.
Dhamaan Bulsho Waynta Halaga Faideysto.
Gaadhsii Walaalahaaga Jecel Inay Dhagaystaan Khayrka.

29/08/2025

Ajmal pharmacy 24/7 habeen iyo maalinba waa kuu diyaar

Dhalinyarada 𝐔𝐫𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐚𝐝𝐚𝐟-𝐊𝐚𝐚𝐛 ayaa 𝐬𝐚𝐥𝐚𝐚𝐧, 𝗱𝘂𝗰𝗼 iyo 𝗺𝗮𝗮𝗺𝘂𝘂𝘀 ugu tagey Ugaaska guud ee beelaha 𝗚𝗮𝗯𝗮𝗴𝗮𝗯𝘂𝘂𝗿𝘀𝗶, 𝗨𝗴𝗮𝗮𝘀 𝗔𝗯𝗱𝗶𝗿...
29/08/2025

Dhalinyarada 𝐔𝐫𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐚𝐝𝐚𝐟-𝐊𝐚𝐚𝐛 ayaa 𝐬𝐚𝐥𝐚𝐚𝐧, 𝗱𝘂𝗰𝗼 iyo 𝗺𝗮𝗮𝗺𝘂𝘂𝘀 ugu tagey Ugaaska guud ee beelaha 𝗚𝗮𝗯𝗮𝗴𝗮𝗯𝘂𝘂𝗿𝘀𝗶, 𝗨𝗴𝗮𝗮𝘀 𝗔𝗯𝗱𝗶𝗿𝗮𝘀𝗵𝗶𝗶𝗱 𝗨𝗴𝗮𝗮𝘀 𝗥𝗼𝗼𝗯𝗹𝗲 𝗨𝗴𝗮𝗮𝘀 𝗗𝗼𝗼𝗱𝗶. Kulankaasi oo ku dhacay jawi xushmad iyo wada-tashi, ayaa si qoto dheer loogu lafa-guray doorka dhalinyarada ee midnimada, iskaashiga iyo ilaalinta dhaqanka.

𝐃𝐡𝐚𝐥𝐢𝐧𝐲𝐚𝐫𝐨 𝐦𝐢𝐝𝐞𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐚 𝐦𝐮𝐬𝐭𝐚𝐪𝐛𝐚𝐥 𝐢𝐟𝐚𝐲𝐚

29/08/2025

Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi ayaan maanta salaaddi jimcaha la tukaday Shacabka Borama

28/08/2025

Dadka Caanka ah iyo Qosolkii Aduunka..😂😂😂

Dhambaal Digital

Suldaanka guud ee beelaha Makaahiil, ahna ka beesha reer-Nuur Suldaan Maxamed Suldaan Saleebaan Cali oo muddooyinkii u d...
28/08/2025

Suldaanka guud ee beelaha Makaahiil, ahna ka beesha reer-Nuur Suldaan Maxamed Suldaan Saleebaan Cali oo muddooyinkii u dambeeyay safar ugu maqnaa qaaradda Yurub ayaa dhawaan dalka ku soo guryo-noqon doona.

Suldaanka waxa si weyn loogu soo-dhaweyn doonaa madaarka Egal International Airport ee maagaladda Hageysa taariikhdu markay tahay:-
04 - September - 2025 oo ah maalin khamiis ah.

27/08/2025

Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda, Mudane Fuaad Axmed Nuux, ayaa furay Kulan-hawleedka Istaraatiijiyada ee Madaxda Wasaaradda (Executive Strategic Retreat), kaas oo socon doona muddo laba maalmood ah.

Kulankan waxaa ka soo qayb-galay Agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda, Madaxda Xafiisyada iyo Lataliyeyaasha Farsamo ee Wasaaradda.

Inta uu socdo kulan-hawleedkan, waxaa si qoto dheer loo falanqeyn doonaa Qorshe-hawleedyada lagu hirgalinayo Qorshaha Horumarinta Wasaaradda (Strategic Plan Implementation) ee shanta sano ee soo socota 2025 – 2029 ee Waaxaha iyo Xafiisyada kala duwan ee Wasaaradda, daadajinta iyo jaan-goynta miqiyaasyada la doonayo in la gaadho.

Waxaa kale oo hadallo dhiirrigelin iyo dardaaran isugu jira ka jeediyay kulanka Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda, Mudane Yuusuf Keyse Cabdillaahi, iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane Cabdirashiid Cabdi Jaamac.

27/08/2025

"Waxan aragnay hooyo ku umulaysa buur dushed oo........"
Dhalinyarada Ururka Samafalka ah ee hadaf-kaab oo ka hadleen dhacdoyin ay ku soo arkeen degaano ka tirsan G. Awdal.

27/08/2025

Jawiga Galabta Iyo Borama

Adresse

Main Frankfurt Hessen
Frankfurt
004

Telefon

+252674195921

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Mohamed Sharbi erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen