Zakaria Hussein

Zakaria Hussein Waxaan ahay tabiye kubadda cagta ah, Sidookale waxaan ahay taagere Chelsea
Kusoo dhawoow Page-Keygaan.💯🤝

Alonso wuxuu leeyahay nasiino majirto hadda kulan saaxibtinimo ayeey kooxda dheeleysaa
01/10/2026

Alonso wuxuu leeyahay nasiino majirto hadda kulan saaxibtinimo ayeey kooxda dheeleysaa

🚨Kiiska lagu heystay Man City waxaa baasin kusii shubtay kooxda Chelsea Haaland dartiis Blue waxay ku heysata City sabab...
30/09/2026

🚨Kiiska lagu heystay Man City waxaa baasin kusii shubtay kooxda Chelsea Haaland dartiis

Blue waxay ku heysata City sababta Haaland ay ugu soo bixisay €51m iyadana loga diiday

Chelsea waxay kusoo jeedisay FA ka Man city war waa jiraa kiiska waa dheeraaday xaqiqdii

Man City ayaa Haaland kusoo qaadatay qiimo dhan €250m Chelsea toosh ee ku ifisay City🔥

🚨Lamine Camara ayaa ka tackle badan isku darka James, Hendo, Lavia, iyo Barco cajiibWalee ceeb ayaa ka dhacday khadka dh...
29/09/2026

🚨Lamine Camara ayaa ka tackle badan isku darka James, Hendo, Lavia, iyo Barco cajiib

Walee ceeb ayaa ka dhacday khadka dhexe ee kooxda Dhibaatada halkaas ee ka jirtaa xaqiq

Suuqa January ayeey Blues ku laaban doontaa iyadoo dooneysa xidiga Camara iyo Alex Scott🔥

Scouts kooxda Chelsea ayaa indhaha ku haayaan saxiixa xidiga Brazil Bontempo🔥
29/09/2026

Scouts kooxda Chelsea ayaa indhaha ku haayaan saxiixa xidiga Brazil Bontempo🔥

Gabriel Bontempo oo bartilmaamed u ah Blue ayaa kusoo bilaawday safka qaranka Brazil🔥

Cunugaan indhaha halagu haayo Scouts Blue isha ayeey ku haayaan adigana soo qiimeey💙

🚨Xdiga muslimka xulka Sudan Mahdi Jazulli wuxuu jogaa masjidka Nabigeena Mohamed Scw💙Mahdi wuxuu kamid yahay xidigaha Al...
29/09/2026

🚨Xdiga muslimka xulka Sudan Mahdi Jazulli wuxuu jogaa masjidka Nabigeena Mohamed Scw💙

Mahdi wuxuu kamid yahay xidigaha Alonso uu jaaniska badan siinaayo xilli ciyaaredkaan

Chelsea oo ku guuleysatay koob walbo oo ay dhigtay Fifa ayaa hada usocota koob cusub🔥
29/09/2026

Chelsea oo ku guuleysatay koob walbo oo ay dhigtay Fifa ayaa hada usocota koob cusub🔥

Madaxda Blues Estevao wuxuu ka yahay midlama taabtaan Alonso waa inuu fursad siyaa{ Vincent}
28/09/2026

Madaxda Blues Estevao wuxuu ka yahay mid
lama taabtaan Alonso waa inuu fursad siyaa

{ Vincent}

🚨Jacobo Ramon ma doonaayo inuu dib ugu laabto Real difaacan Blues ayaa dooneyso.🔥{Dario As }
27/09/2026

🚨Jacobo Ramon ma doonaayo inuu dib ugu laabto Real difaacan Blues ayaa dooneyso.🔥

{Dario As }

🚨João Pedro marka uu kusoo biraayey Blue halkee ayuu ka dheelaa ayaa la dhahaayey🔥Balse maanta 58 kulan ayuu usaftay Che...
27/09/2026

🚨João Pedro marka uu kusoo biraayey Blue halkee ayuu ka dheelaa ayaa la dhahaayey🔥

Balse maanta 58 kulan ayuu usaftay Chelsea wuxuu siiyey caawin iyo dhalin 35 goal runtii

Kaaga sii daran xilli ciyaaredkaan bilaawga ah wuxuu soo taagay 6 goal caawin iyo dhalin💙

Guushii kugu farxada badneed intaad Chelsea fans ahayd ila wadaaga saaxibabadeyda BlueAniga ahaan Chelsea vs Man City 1-...
26/09/2026

Guushii kugu farxada badneed intaad Chelsea fans ahayd ila wadaaga saaxibabadeyda Blue

Aniga ahaan Chelsea vs Man City 1-0 💙🔥

Adresse

Gemeindefreies Gebiet

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Zakaria Hussein erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Verknüpfungen

Teilen