Mustafe Cumar Cabdi

Mustafe Cumar Cabdi page_kaan waxaad ka heli doontaa muuqaalo nuxur leh ee adoo mahadsan follow igu sharaf waxaad pagkan ka heli doontaa muuqaalo ku cajab galiya haddi alle idmo

30/07/2025

Waxayba taagan tahay midba miday ka qurxuun tahaan shukaansan lahaa🤣

Mid kamid ah dadkii soogaaray jaalle siyaad  oo gaarigaas cad ee bururufta wata.Kuwa hadda dalka heysta xoolihii shacabk...
28/07/2025

Mid kamid ah dadkii soogaaray jaalle siyaad oo gaarigaas cad ee bururufta wata.

Kuwa hadda dalka heysta xoolihii shacabkayba dhacayaan kuway ku kabaanba iska daaye.

28/07/2025

Exkaaga arooskiisa ma tagi laheyd🤔
Kulahaa ma mid aan isku xumaanaa mise midaan isku fiicneyn

27/07/2025

Maxamed qadar oo ka shaykaynaaya dhinaatada 1xbet uu leeyahay

Jawaan ayaa la weydiiyey saaxiibkaa geeridiisii saamayn gaar ah makugu yeelatay?Wuxuu yidhi "Oo maxaa dhacay, miyaaba di...
26/07/2025

Jawaan ayaa la weydiiyey saaxiibkaa geeridiisii saamayn gaar ah makugu yeelatay?
Wuxuu yidhi "Oo maxaa dhacay, miyaaba dib la'ii arkey Waxay igu yeelatay saamayn shaqo, mid hadal, mid xasuuseed, mid nololeed, qalbi jab ayaa nagu dhacay..... ee haku rafan hadalkee kasoco su'aashaas😭."

Sida aan ka fahmi karno hadalka jilaaga, geerida saaxiibkiis waxay saamaysay noloshiisii oo dhan, oo maba lagarayo oo waxaa ka muuqda isbedel jireed.

Alle ha'unaxariisto, jilaagii waynaa jilaa Sooraan Ismaaciil Sugule, aan uwada ducayno walaalayaal.

26/07/2025

Armaan oo asagoo fileyn loo tashtay
Kulahaa hab sii haduusan ciyaarta ka bixin🤣🤣

25/07/2025

Saamiya axmad oo meel cidlo ah looga kala dhuuntay
😱

Isku day inta qofood ee tuuladaas ku nool
24/07/2025

Isku day inta qofood ee tuuladaas ku nool

24/07/2025

Muqdisho waxay ladaalaa dhacdaba dhibaato aan anagu sababteeda leenahayba markay waxay la tartamaysaa caasimada dalal aanay ka dhicin wixii dalkeena ka dhahay oo kale
Muuqaalkaan xaqiisa sii siina share garee

Aaway kuwii la,da dhaqan jiray ka jawaaba su,aashaas
23/07/2025

Aaway kuwii la,da dhaqan jiray ka jawaaba su,aashaas

22/07/2025

Cumeyr oo raali galiyay gabadhii maalin dhaweyd uu jaaniska u waayay

21/07/2025

Cumeyr big fan oo booqday dugsigii uu 10 sano kahor ka baxay

Adresse

Gemeindefreies Gebiet

Telefon

+252616709245

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Mustafe Cumar Cabdi erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen

Kategorie