Kowthar Media

Kowthar Media Kulansan Kowthar Media 🎙

14/12/2025

Garsoore Cumar Cartan iyo wiilkiis ayaa magaalada Muqdisho lagu guddoonsiiyay bilad sharaf

08/12/2025

🩸💪Balaayada baal lagaa maari idam alle.
Reer booramow walaalyaal inta hartay yaanay bilaa qorshe ku dhiman💔🥺😭 Allow Nabad ka yeel 🤲Aamiin

04/12/2025

Subxanallah illahow raga shartoda inaga xijaab gabdhaha yaryar allaha inoo xafido 🤲.
Caruurtas saqiirka u macalinka u yahay muxu iskugu dhajinaya iimankiiba ka tagay😏ninkan waa la soo xiray maxkamada in la saaro sugeynaa insha'alah ✅

03/12/2025

Ilhan Omar oo u jawaabtay Madaxwaynaha Nacaybka Somalida uu madax maray ee Donald trump.

Gabadhaan haloo duceeyo..

01/12/2025

Xaflad lagu daah furayay Jaaliyadda magaalada Wetzlar gobolka Hessen ee dalka Jarmalka

01/12/2025

Xaflad lagu daah furayay Jaaliyadda magaalada Wetzlar gobolka Hessen ee dalka Jarmalka

27/11/2025

Magaalada muqdisho gaar ahaan Taleex degmada hodan waxaa xalay xariga laga jaray

" Hooyga Dhaqanka iyo Madadaalada ee Dhaqan Goob "

24/11/2025

Ninkaan waa wasiirudowlaha Gaashaan dhigga Soomaaliya wuxuu yiri Shabaab iyo Dowlad ayaa hubka loo ogolyahay kaliya !?

24/11/2025

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu yiri" Magaalada waxaa dhibaato ku haya maandooriye, dowladduna kuma filna.

24/11/2025

Xukun Dil ah ayaa Lagu xukmay Eedaysane Hodan oo ahayd qofkii ka danbeeyay Dilka Kiiska Marxumad Sabirin oo ahaa Mid argagax ku abuuray bulshada Somaliyeed

24/11/2025

" inta aan xanaaqsannahay waa in tiirka lageeyaa" mid kamid ah dhalinyarada Galkacyo

23/11/2025

Aduunan hooyo Joogin waa mugdi😭 Tiirka cadaalada hala geeyo dadqalatadaan

Adresse

Griesheim
64347

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Kowthar Media erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Kowthar Media senden:

Teilen