Tooshka Hawiye-Jamaal Nuur-

Tooshka Hawiye-Jamaal Nuur- Waa Page u adeega Danaha iyo Degaanada Beesha Hawiye 244
(2)

10/12/2025
10/12/2025

Waa Safiirka Mareykanka oo ah Wakiilka Trump u fadhiya Muqdisho galabta waxaa baryo ugu tagay Yarka Xasan Sheikh u qaabilsan xatooyada Gargaarka loogu deeqo masakinta Somalida. Christmas Tree ayaa lagu qaabilay.

10/12/2025

Inaad taajir tahay maahan Quality aad dadka dheer tahay maahan hibo kuugaara adiga

Waxaa dhici karta inaad dhaxashay sida trump ama fursad iyo dadaal iyo ogolaasho allah ayaa sababi kara waana wax soo jireen ah sida Quraanka kariimka kucad exmple cidaan doono ayaan siinaa intaan doono
Sidaa awgeed tujaartu maahan caaqiliin

Sidoo kale professor ama doctor ama duuliye ama madaxweyne ama wasiir k**a dhigna ahlu xikmad

Waa fursad kale oo la mid ah tujaar ama fanaan caana feeryahan caana jilaa film caan baxay ama qof la buunbuuniyey dhamaan maahan ahlu xikmad waxaana cadeyn kuugu filan kan professor ayaan ahey dhaha waxba kuma dhex jiraan trum waa isla sidaas waxba kuma dhex jiraan

Sidoo kale maantey waxaan arkayey xaafad seeder minasota wiil dhalinyara ah oo la hadlaya Ice iyo odey carar ku celcelinaya aad ayaan u dhibsadey sida liidata ee odeygu u cargaagayo
Baqo leysuma miyir tiro sida ugaartana gobtu uma cararto

Fadlan gobanimo ku nooloow meel kasta oo aad joogtid

Professor dambena ha u qaadan wax dadka ka bedelan aqoon maahan in cashar English ku bixisid

09/12/2025

✅Fashilka ku yimid Doorashada QOF iyo COD yaa eedeeda leh???.Ma Gudiga lagu muransan yahay Mise Xasan Sh.
✅Fashilka Doorashada ku yimid ma aheen fashil xag farsamo(Technical) ee waa fashil siyaasadeed iyo mid amni.
✅Arinta ugu weyn oo ay doorashada u fashilantay waa in ay diideen dowlad Goboleedyadii.Arintaasi Gudoomiye Doorasho waxba k**a galo masuuliyadka k**a saarna in uu maamulo ku qanciyo doorasho ee waxa ay u baahneed hishiis siyaasadeed waana masuuliyad uu ku fashilmay Xasan Sh.
✅Fashilka kale ee doorashada fashiliyay waa in Villa Somalia ku guul dareysatay in Siyaasiyiinta Waweyn ay hishiis kala gaarto doorashadaan Qof iyo Codka ah arintaana waxa ay soo afjarmatay markii uu Bur-Buray
kulamadii Madasha Samata-Bixinta iyo Villa Somalia.
✅Doorashada uma fashilmin in Gudigii awoodi waayay in dadkii uu diwaan galiyo ,dadkii u yimid iyo intii la soo qafaalayba Gudigu way diwaan galiyeen ,Kaararkiina way daabaceen.In dadka diidaan in ay kaararka qaataan waxa u sabab ah hishiis la'aanta doorashada iyo in aysan jirin dad la yaqaano oo Xasan Sh kula tartamaya doorashada.
✅Ugu dambeyntii isweydii Gudoomiyaha Doorashada Somaliland ma qaban karay Doorasho Qurxoon hadii Muuse,Faysal Waraabe iyo Cirro ayna hishiis ka gaari laheen doorashada.Ama si kale Gudigaas ma qaban kareen doorasho uu Muusa Biixi kaligiis ku tartamaayo oo Cirro iyo Faysal qaadaceen.Jawaabtu waa maya.

08/12/2025

Caawa iyo Galkacyo.Reer Galkacyo way diideen in Galkacyo loogu xafladeeyo daalin ciil-qabe ah oo shacabkooda maanta ku xasuuqay XAAFADA DAB-DAMISKA.Waa in aad Reer ku dayataan oo aad jajabisaan boorka foosha-xun ee Xisbiga Gar-Guurte oo magalada kagu dhajiyay.

08/12/2025

"Codadka ugu xun oo loogu dhibsiga badan yahay waa dhawaqa dameeraha"

08/12/2025
07/12/2025

✅Xildhibaan Qaali waxaa baafinaya shacabkii laga barakiciyay Dab-Damiska oo caawa ku hoyanaya geedaha Dab-Damiska hoostooda.
✅Xildhibaanad Qaali ma awooda in aad Xasan Sheikh ku tiraahdo "dadkeyga ha barakicin" si la mid ah sida aad maalin walba aflagaadada hawada ugu marisid M.weyne Qoor-Qoor oo 1 qoys oo dadka aad matasho ah aan barakicin in uu wax taro maahanee.

Adresse

Halle

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Tooshka Hawiye-Jamaal Nuur- erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Tooshka Hawiye-Jamaal Nuur- senden:

Teilen