Hoyga wanaaga Tv

Hoyga wanaaga Tv Ku Soo Dhawaada Pagkayga Oo Aan Ugu Talagalay in Aan ku Soo gudbiyo
Waxyaabaha kheyrka iyo Wanaaga ah

01/12/2025

DEG DEG: Daawo fulinta xukun dil toogasho ah oo lagu fuliyey Marxuum Maxamed Aadan isaaq, oo horey tooreey ugu diley marxuum Sadiiq Ibraahim Axmed oo ay ree Baraaw is la ahaayeen.

01/12/2025

"" Sawiradeenii in lasoo qaato ayagoo hal qof oo ka..see more

01/12/2025

"" Sharciga islaamka waxaan ahayn ma,ogalin""

01/12/2025

DEG DEG qaar ka mida Waxgaradka Cadaado ayaa sheegay in Maxkamadii Racfaanka ay diiday Shareecada islaamka in wax lagu xukumo

Cadaado👁👁👁👁👁
01/12/2025

Cadaado👁👁👁👁👁

30/11/2025

Siyaaarada xaaji Yuusuf Xasan ayaa Kasocota Guriga xaaji cabdi-kariim xaaji Yuusuf rabi Naxariistii jano Haka Waraabiyee oo kuyaala Degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud.

30/11/2025

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Galgaduud ayaa xukun dil ah ku riday Labo ka mid ah Ragii loo haystay Dilka Hooyo iyo Gabdhaheeda oo lagu dilay deegaano hoostaga deeganka Qayib.

Maxkamada Racfaanka Gobolka Galgaduud ayaa goordhaw dil toogasho ah ku xukuntay, Cabdi cismaan Cabdulahi iyo Galad Ahmed...
30/11/2025

Maxkamada Racfaanka Gobolka Galgaduud ayaa goordhaw dil toogasho ah ku xukuntay, Cabdi cismaan Cabdulahi iyo Galad Ahmed xuseen, halka maxkamadu Xabsi shan sano ah ay ku riday ayuub maxamed cabdi.

Dhammaan raggaan ayaa loo heestay dilka Hooyo iyo sedax gabdhood oo ay dhashey, kuwaa oo lagu dilay deegaan hoostaga Qaayib oo Galgaduud ah.

OGAYSIIS OGAYSIIS. Dhammaan Culimada Ahlusunna Waljamaaca ee kunool magaalada Cadaado iyo nawaaxigeeda waxaa lagu wargel...
29/11/2025

OGAYSIIS OGAYSIIS.

Dhammaan Culimada Ahlusunna Waljamaaca ee kunool magaalada Cadaado iyo nawaaxigeeda waxaa lagu wargelinayaa in ay si rasmi ah u bilaabatay Siyaaarada Alle ha u naxariistee Shiikh Xaaji Yuusuf Xasan Sahal, oo sanad kasta xilligan oo kale la qabto.

Shiikh Xaaji Yuusuf wuxuu ahaa xaaji anfacay umada Soomaaliyeed waqtigiisana inta badan ku bixin jiray faafinta diinta Islaamka, toosinta bulshada, iyo barbaarinta jiilka soo koraya. Maamuuska iyo xuska kaalintiisii taariikhiga ahayd ayaa sanad walba la xusaa

Siyaaarada sanadkan waxa ay ka socotaa magaalooyin iyo degmooyin badan oo dalka ah, Ugu dambeyntana, waxaa lagu soo gabangabeyn doonaa bannaanbax wayn oo lagu duceynayo xaajiga .

Hoyga wanaaga Tv

29/11/2025

"" Qasiido Lagu Amaanayo Shiikh Axmad xaaji rooble barakow oo Siyaaaradiisa Cadaado lagu qabtay """

Macalin cabdi-nuur oo kamid ah owlaada Shiikha ayaa qaadaya qasiidadaan .

28/11/2025

Siyaaarada Shiikh Axmad Xaaji Rooble
Shiiikh barakow ayaa Lagu Soo Gabangabeeyay Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud.

24/11/2025

Waan kuqanacsanahay xukunka Maxkamadu ugu riday waana maqlayay Hodon Maxamuud Diiriye.

Adresse

Hamburg

Telefon

+252619203111

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Hoyga wanaaga Tv erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen