Qoslaaye Media

Qoslaaye Media Ku Soo Dhawaada Pagkayga Oo Aan Ugu Talagalay in Aan ku Soo gudbiyo
Waxyaabaha kheyrka iyo Wanaaga ah

21/09/2026

Qarax ayaa goordhow ka dhacay magaalada Baydhabo, Taliyaha Saldhigga Booliska Baydhabo, Cali Taageey iyo ilaaladiisa ayaa dhaawacmay .

21/09/2026

Ciidamo la sheegay inay ka yimaadeen dhanka koonfureed ee magaalada Gaalkacyo ayaa Puntland gacanta ku dhigtay .

21/09/2026

"""Sadex nin oo isku qabiil ah doorasho ay wataan doorasho maahan """ waa kuma ragaas ?

20/09/2026

Cabudwaaq iyo go,aanka Xisbiga towfiiq inuu san imaankarin musharax .....see more.

20/09/2026

Sacdiyo collection online asxaabeey gabadhaan ila dhiiragaliya waa ganacsi bilow ka faaiidaysta🙏

Kala xiriir numberkaan: 0610555752.

20/09/2026

Duqayn ayaa lagu dilay Afayeenkii laftagareen sida aan wararka kuhelayno ....see more

20/09/2026

""" Doorasho hal dhinac ah ayuu u tafxaytay Musharax Liibaan sidii uu Galmudug uga hirgelin lahaa halka xorriyadda maanta laga joogo Galmudug uu qeyb weyn ku lahaay Sheekh Shaakir"""" Adeer dalkaan ragaa udhiigbaxay.

19/09/2026

“Liibaanow, waxaad is mudanaysaan waa dadka waraabaha lagaga dhigay markaad kursiga timaaddo.”— Haweenka Galmudug oo si kulul ula hadlay Musharrax Liibaan axmad xasan.

19/09/2026

Dhuusamareeb Fariin adag ayay caaway direen xisbiga towfiiq

19/09/2026

Caaway iyo Xisbiga towfiiq dhuusamareeb diidmada doorashada ku celiska ee galmudug.

Adresse

Hamburg

Telefon

+252619203111

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Qoslaaye Media erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Verknüpfungen

Teilen