Naazerow

Naazerow Fadlan Follow nasoo dheh oo kamid noqo saaxibada nagu xiran waa page uu oleelay xaquudad dadka dhiibanayasha ee somaliyeed qaastan Bandiir moqadisho somalia

03/09/2026

Omni Flash ayaa kuu suurta gelinaya inaad samayso muuqaallo Motion ah sidaan oo kale, adigoo kaliya prompt qoraaya.
Muuqaalkaan share-gareey

30/08/2026

Sidaan u kala saar sawirada Ai-ga iyo Kuwa caadiga ah.
Soo qor ๐—”๐—œ, waxaan ku so direynaa Websiteka linkigiisa.
Muuqaalkaan sharegareey.
#

23/08/2026

Feature-kaan dad badan ayaa baahi weyn u qabay balse ugu dambeyn waa lasoo bandhigay.
Sharegareey muuqaalkaan.

19/08/2026

AI shaqadaada ma qaadan karto, laakiin mushaharkaaga way yareyn kartaa.
Sidaas ma aaminsantahay?
Dr. Abdinur Ali Mohamed

10/08/2026

๐—ฆ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฒ ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐˜€๐—ถ ๐˜€๐—ฎ๐—ต๐—น๐—ฎ๐—ป ๐˜‚ ๐˜€๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐˜†๐—ป ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฃ๐—ฟ๐—ฒ๐˜€๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ฎ ๐—–๐—น๐—ฎ๐˜‚๐—ฑ๐—ฒ! ๐ŸŽค๐Ÿ“Š

Haddii aad tahay ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†, ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—ป, ama qof laga rabo inuu ๐—ฃ๐—ฟ๐—ฒ๐˜€๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ท๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐˜†๐—ผ, Claude ayaa kaa caawin kara inaad si fudud u diyaariso ๐—ฃ๐—ฟ๐—ฒ๐˜€๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—พ๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜… ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป, ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ ๐—น๐—ฒ๐—ต.
Sharegareey muuqaalkaan
#

04/08/2026

Muuqaalkaan mayahay muqaal si sax ah loo duubay mise waa AI, haduu AI yahay nala wadaag dhowr qaladaad oo aad ku cadeynayso inuu AI yahay.
Sii Sharegareey muuqaalka.

18/07/2026

Barashada xirfadda AI ee muuqaal-abuurista waxay maanta noqotay mid ka mid ah xirfadaha loogu baahida badan yahay. Haddii aad si wanaagsan u barato, shirkado badan ayaa raadinaya dad leh aqoonta lagu abuuro muuqaallo AI ah.

Mid ka mid ah isticmaalka ugu weyn ee AI maanta waa sheekooyin muuqaal ah (AI storytelling) oo leh consistent characters si jilayaashu isku mid ugu ekaadaan muuqaal kasta. Caqabadda ugu weyn ee ay la kulmaan dad badan ayaa ah character inconsistency, taas oo keenta in muuqaal walba jilayaasha isu beddelaan.

Haddii aad tahay content creator, marketer, ama aad rabto inaad xirfad cusub barato, waa waqtigii aad baran lahayd sida saxda ah ee loo adeegsado AI si aad u abuurto muuqaallo tayo sare leh oo xirfad leh.

Address


Telephone

+252618365736

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naazerow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Naazerow:

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share