Dube media

Dube media Kontaktinformationen, Karte und Wegbeschreibungen, Kontaktformulare, Öffnungszeiten, Dienstleistungen, Bewertungen, Fotos, Videos und Ankündigungen von Dube media, Medien- und Nachrichtenunternehmen, Jenaer str 32, Idar.

Deni wuxuu ku jiraa dadka magacooda loo gudbiyay maxkamadda caalamiga ee ICC. Waxaa lagu eedaynayaa inuu ka qayb qaatay ...
09/11/2025

Deni wuxuu ku jiraa dadka magacooda loo gudbiyay maxkamadda caalamiga ee ICC. Waxaa lagu eedaynayaa inuu ka qayb qaatay gumaadka shacabka Sudan.

Sannado ayay qaadataa dacwaddan oo kale laakiin waxay u egtahay in Deni lagu hayo caddaymo.

Maqaalkan hoos ku jira ayaa kamid ah.
Xigasho Jamal osman

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Mudane Cabdirashiid Axmed Cabdul...
26/10/2025

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Mudane Cabdirashiid Axmed Cabdule U-Magacaabay Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada Gobolka Shabeelaha Hoose.

Waa marsaday madaxwayne ismaciil
26/10/2025

Waa marsaday madaxwayne ismaciil

Somalia has appointed its ambassador to the Democratic Republic of the Congo, marking a historic step in normalising rel...
25/10/2025

Somalia has appointed its ambassador to the Democratic Republic of the Congo, marking a historic step in normalising relations and deepening ties between the two East African Community (EAC) member states.

Somalia relations with DRC grow with significant investments in key sectors such as logistics, energy, long-distance transport, mining, and hospitality.

Trump ayaa sheegay inuu xiiseynayo la kulanka hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya, Kim Jong Un, inta uu ku sugan yahay koonfu...
25/10/2025

Trump ayaa sheegay inuu xiiseynayo la kulanka hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya, Kim Jong Un, inta uu ku sugan yahay koonfur-bari Aasiya, isagoo yiri ; “ Waa saaxiibkey waana wada xiriirnaa, waa nin adag oo heysta hub badan oo nukliyeer ah.”

Waaxda canshuuraha Faransiiska ayaa laga helay magaca xaaska Madaxweynaha Faransiiska oo lagu diiwaangeliyay inay tahay ...
25/10/2025

Waaxda canshuuraha Faransiiska ayaa laga helay magaca xaaska Madaxweynaha Faransiiska oo lagu diiwaangeliyay inay tahay nin, waxaana la adeegsaday magaca Jean Michel , halkii uu ka ahaan lahaa magac haweenay oo ah Brigitte Macron.

Dhacdadan ayaa argagax ka dhalisay qasriga madaxtooyadda Faransiiska ee Elysée, halka ay warbaahinta Faransiiska ku warrantay in Macron uu galay xaalad dhul-gariir ah, wuxuuna isla markiiba amar ku bixiyay in baaritaan rasmi ah la furo si loo ogaado sababta magaca nin loogu qoray xaaskiisa mareeg dawladeed oo rasmi ah.

Dhankeeda, Brigitte Macron ayaa dacwad ka gudbisay waaxda canshuuraha, iyadoo sheegtay in ay isbeddel ku sameeyeen magaceeda si ay u abuuraan buuq iyo shakiyo la xiriira jinsigeeda.

President ida Amin former president of Uganda 🇺🇬
23/10/2025

President ida Amin former president of Uganda 🇺🇬

Madaxweyne Erdogan ayaa gaariga ugu fiican ee Turkiga soo saaro  hadiyad ahaan u siiyay Suldaanka Cumaan, Heysem bin Taa...
23/10/2025

Madaxweyne Erdogan ayaa gaariga ugu fiican ee Turkiga soo saaro hadiyad ahaan u siiyay Suldaanka Cumaan, Heysem bin Taarik bin Taymuur Al-Said, Togg oo ah gaari koronto ku shaqeeya ayaa lagu sameeyey gudaha Türkiye.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa  sheegay in Ra’iisul Wasaaraha Hindiya, Narendra Modi, uu u ballan qaaday in H...
17/10/2025

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaaraha Hindiya, Narendra Modi, uu u ballan qaaday in Hindiya ay joojin doonto iibsashada saliidda Ruushka. Trump wuxuu sidoo kale sheegay inuu tallaabada xigta ee ku dadaali doono ay tahay siduu Shiinaha ugu qancin Lahaa inuu isna sidaas sameeyo, maadaama Washington ay sii xoojinayso dadaallada lagu doonayo in lagu jaro dakhliga Ruushka uu ka helo iibka saliidda .

Hindiya iyo Shiinaha ayaa ah labada iibsade ee ugu waaweyn saliidda Ruushka,
iyagoo ka faa’iideysanaya qiimaha jaban ee Ruushka uu ku qasbanaaday inuu ku bixiyo Saliidiisa kadib markii dalalka Yurub ka diideen inay ka iibsadaan saliidda, halka Mareykanka iyo Midowga Yurubna ay cunaqabatayn saareen Moscow sababo la xidhiidha duullaanka Ruushka ku Qaaday Dalka Ukraine"

Xigasho hanoolato

Madaxweynaha Dalka Suuriya Ahmed al-Sharac ayaa u sheegay dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin inuu doonayo inuu “dib u qeex...
17/10/2025

Madaxweynaha Dalka Suuriya Ahmed al-Sharac ayaa u sheegay dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin inuu doonayo inuu “dib u qeexo” ama “dib u habeeyo” xidhiidhka ka dhexeeya labada dal, intii lagu jiray booqashadiisa ugu Horaysay ee uu ku tegay Magaalada Moscow.
Xigasho
Hanoolato

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa  kulan gaar ah kula ...
17/10/2025

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan gaar ah kula qaatay Magaalada Muqdisho Safiirka Dowladda Federaalka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Amp Sulaiman Dadafo.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iskaashiga Dowlada Koonfur Galbeed iyo Dowladda Itoobiya Dhinacyada Amniga, Ganacsiga iyo isdhexgalka bulshada ee labada Dowladood.

Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay Dowladda Itoobiya taageerada ay siiso Soomaaliya gaar ahaan Dowlada Koonfur Galbeed, isaga oo xusay muhiimadda ay leedahay in la sii xoojiyo wada shaqeynta labada dhinac si loo gaaro nabad waarta iyo horumar joogto ah.

Safiirka Dowladda Itoobiya ee Soomaaliya ayaa bogaadiyay dadaallada Madaxweynaha iyo Dowladda Koonfur Galbeed ee ku aaddan xasillinta iyo horumarinta gobolka, wuxuuna balanqaaday in Itoobiya ay sii wadi doonto garab istaagga shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Shacabka Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha Turkiga ayaa sheegay in Turkigu uu helay keyd ballaadhan oo macdanta naadirka ah oo lagu qiyaasay in ay gaa...
17/10/2025

Madaxweynaha Turkiga ayaa sheegay in Turkigu uu helay keyd ballaadhan oo macdanta naadirka ah oo lagu qiyaasay in ay gaadhayso 694 milyan oo tan, marka laga yimaado Shiinaha waxay tani Turkiga ka dhigeysaa dalka labaad ee haysta keydka ugu badan Caalamka.

Macdantan naadirka ahi waxay muhiim u tahay tiknoolajiyada casriga ah, gaar ahaan telefoonada, baabuurtaa korontada ku shaqeeyaa iyo qalabka milatariga, waxayna laf dhabar u tahay Warshadaha elektarooniga ah.

Xigasho Voss Tv

Adresse

Jenaer Str 32
Idar
55743

Telefon

+4917641755258

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Dube media erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Dube media senden:

Teilen