Bella Mavio

Bella Mavio Kontaktinformationen, Karte und Wegbeschreibungen, Kontaktformulare, Öffnungszeiten, Dienstleistungen, Bewertungen, Fotos, Videos und Ankündigungen von Bella Mavio, Digital Creator, Garmany kassel, Kassel.

04/09/2024

💥 Vacation Time 💥 💥 Follow Me

Soomaalida goormee qaadka iska dhaafi doonaanDowladu ma joojin doontaa sanadada soo socdo.
23/07/2024

Soomaalida goormee qaadka iska dhaafi doonaan
Dowladu ma joojin doontaa sanadada soo socdo.

Dhalinyarada soomaaliyeed waxaa laga rabaa in ay fikirkooda dhiiban karaan wax aysan rabine lagu qasbin sida dhaliyarada...
23/07/2024

Dhalinyarada soomaaliyeed waxaa laga rabaa in ay fikirkooda dhiiban karaan wax aysan rabine lagu qasbin sida dhaliyarada kenya iyo uganda.

Dhalinyaroy waqtigu waa socdaa.

Wariye Ali nur salaad waxaa loo xiray sidee noo dhihi kartaa lacagta canshuurta jaadka laga qaado ayaa cuntiin.
23/07/2024

Wariye Ali nur salaad waxaa loo xiray sidee noo dhihi kartaa lacagta canshuurta jaadka laga qaado ayaa cuntiin.

23/07/2024

Hadaa nahay dhalinyarada soomaaliyeed waxaa moodaa in aanan dalka laheen.

Yarkaan ad ujeedaan waxoo afkiisa ka sheegay in uu cabi jiray ama cuni jiray sida XASHIISHKA, QAMRIGA, KANIINIGA IYO CRY...
06/07/2024

Yarkaan ad ujeedaan waxoo afkiisa ka sheegay in uu cabi jiray ama cuni jiray sida XASHIISHKA, QAMRIGA, KANIINIGA IYO CRYSTAL M**H asigoo yar.

Crystal m**h waataas aan dhinaciisa soo dhigay waa balwad ku cusub soomaalida waana kiimiko waxaana laga qaataa sanka iyo afka.

Waxoo sheegay in yar ay saaaxibo yihin uu sanka ka isticmaalaay CRYSTAL M**HKA kadibka maskaxdii ka dhimatay sidaasna ku dhintay yarka sxbkiis ah.

kadibne uu iska dhaafay balwad oo dhan alle aya soo xanuuniyo alxm.

HADAAN SOOMAALI NAHAY WAA MARKA KALIYA AAN DAREEENNO INAA MUWAADININ NAHAYhambalyo waxaa fooda nagu soo hayo maalmaha xu...
23/06/2024

HADAAN SOOMAALI NAHAY WAA MARKA KALIYA AAN DAREEENNO INAA MUWAADININ NAHAY

hambalyo waxaa fooda nagu soo hayo maalmaha xuriyada.

22/06/2024

Habeen wanagsan
Iyo
haween wanagsan
Yaa sax ah asxbta

22/06/2024

Habeen wanagsan soomaalaay.

Adresse

Garmany Kassel
Kassel

Telefon

+4917661662533

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Bella Mavio erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen

Kategorie