Shabakada Haldoornews

Shabakada  Haldoornews This is the official page of Haldoor News. Haldoor News is a Somali news outlet based in Hargeisa, Neuss Germany, founded in 2013.

it Covers Somali politics and internationally. Haldoor news is a widely reputable news website in the horn of Africa
particularly in Somaliland and it covers Breaking news, Politics,
humanitarian sports, Entertainment.

17/09/2026

"Horta Xaflada Inanbaa I Waydiisanaysaaye Amaanta Madaxwaynaha Ha Igu Soo Celcelin" Suldaan Sabayste

17/09/2026

Deg Deg "Somaliland Hanaga Baxdo Si Dhakhso Ah Hanooga Baxdo" Haweenka Gobolka Awdal

17/09/2026

Maxaad Ka Fahantay?

17/09/2026

Eesh Calaa Isbadal!!

17/09/2026

Hablaha Gar-xajis Maxa Ka Soo Uray Oo Loo Beegsanaya,Madaxwayne Kun Heer Qosol Maalintaada

17/09/2026

Qosalkaa Magac Usoo Bixiya🤣🤣🤣🤣🤣

17/09/2026

Wasiirku Miyuu Ooyayaa!!!!

16/09/2026

"Dawladii Muuse Biixi Waa Laga Baqi Jiray"

Deg Deg Guddoomiyaha Guurtida oo shaqadii ka joojiyey Xisaabiyihii Golaha.Muuse X Cabdi Ducaale, Guddoomiyaha cusub ee G...
16/09/2026

Deg Deg Guddoomiyaha Guurtida oo shaqadii ka joojiyey Xisaabiyihii Golaha.

Muuse X Cabdi Ducaale, Guddoomiyaha cusub ee Golaha Guurtida, ayaa shaqadii ka joojiyey Faysa Sheekh Muxumed oo ahayd Xisaabiyaha Golahaasi.

Lama garanayo sababta rasmiga ah ee Guddoomiyuhu uga joojiyey shaqada inantan oo muddo dheer xisaabiye ka ahayd Golaha.

Dhawaan waxa soo if-baxday in kulan Madaxweyne Cirro la lahaa Labada Aqal ee Baarlamaanka uu ku beegsaday askari ka mid ahaa kuwii Madaxweynaha ilaalinayey, kaasoo tacaddi kula kacay inantan.

Tan iyo intii Xukuumadda cusub iyo Shirguddoonku qabsadeen talada, waxa is soo taraysay in inantan la beegsanayey, waxaana ugu badan ee lala xidhiidhinayaa inay si weyn isugu xidhnaayeen Guddoomiyihii h**e iyo Madaxweynihii h**e.

XOGSOOR TV

16/09/2026

Dawlada Maraykanka Oo Qabtay Markab Hub Oo U Socday Jabuuti Iyo Dawlada Jabuuti Oo Sheegtay Halka Ay U Dirayso.

Adresse

Görlitzer Str 32 34123 Kassel
Kassel
49811

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Shabakada Haldoornews erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Verknüpfungen

Teilen