Hermano sadik

Hermano sadik Come Here For Football Updates and Fun ⚽️

Fabian Ruiz 🗣 " koobab haday Noqoto intaan qaaday cid qaaday majirto, Markaa Yaa iiga qalma Ballond'or"Fabian Ruiz wuxuu...
12/09/2026

Fabian Ruiz 🗣 " koobab haday Noqoto intaan qaaday cid qaaday majirto, Markaa Yaa iiga qalma Ballond'or"

Fabian Ruiz wuxuu leeyahay "Ana way kan"
Isheegi waydeenee anaa is sheegaya🤣

Shaxda Champions-ga ee Usbuuca koowaadUnited oo 4 gool dhiibtay Hal cayaartooy looguam darin.Shaxdaan cadaali mataha loo...
11/09/2026

Shaxda Champions-ga ee Usbuuca koowaad

United oo 4 gool dhiibtay Hal cayaartooy looguam darin.

Shaxdaan cadaali mataha loo doortay tan usbuuca.

Yaa bandhig wacan qaatay cayaartii 1aad oo kusoo dari lahayd shaxda?

Cesc Fabrigas ayaa yiri " Waa koox markaan laga baqo Barcelona,adoo koox fiicana ayay waxay kaa dhigayaan in koox liidat...
11/09/2026

Cesc Fabrigas ayaa yiri " Waa koox markaan laga baqo Barcelona,adoo koox fiicana ayay waxay kaa dhigayaan in koox liidata aad tahay,wax kastana Xal bay uhelayaan"

Layskama dhicin karo Barca markaan uu leeyahay Cesc🔥

🚨Barca ayaa aaminsan in tababaraha Xiga ay kadhigan doonaan Mikel Arteta kadib markuu soo dhamaado waayaha Hansi Flick.R...
10/09/2026

🚨Barca ayaa aaminsan in tababaraha Xiga ay kadhigan doonaan Mikel Arteta kadib markuu soo dhamaado waayaha Hansi Flick.

Reer Barca Arteta Kawarama???

Rodrygo Depaul ayaa kuyiri Robert Lewandowski  🗣️ " laba koob America iyo hal World cup ayaan haystaa ee is sheeg cidaa ...
10/09/2026

Rodrygo Depaul ayaa kuyiri Robert Lewandowski 🗣️ " laba koob America iyo hal World cup ayaan haystaa ee is sheeg cidaa tahay adi "🤣

Lewandowski aayar muu iska dhoho Kooxda Magic Messi ayaan usoo ciyaara buuqa igalatag micnaha, De paul waa maxishoode kadhac ninka xataa mayaqaaN k*k

Hala aamino macalinka, 2 kulan 2 guul, suu wadada ufuulay waaye, kadagis male🔥🔥🔥Kubad weerar leh caawa aragnay, Liverpoo...
09/09/2026

Hala aamino macalinka, 2 kulan 2 guul, suu wadada ufuulay waaye, kadagis male🔥🔥🔥

Kubad weerar leh caawa aragnay, Liverpool tartiib tartiib usoo noolaan🔥

Lamine yamal oo garaba, Aroujo caawin waa dhiiba caawa🔥🔥
09/09/2026

Lamine yamal oo garaba, Aroujo caawin waa dhiiba caawa🔥🔥

1:1 ayay qaybta 1aad kusoo dhamaata Sifiicana waa uciyaarna runtii, fursado fiicana kooxda waa dhumisa balse Mar dambe a...
09/09/2026

1:1 ayay qaybta 1aad kusoo dhamaata Sifiicana waa uciyaarna runtii, fursado fiicana kooxda waa dhumisa balse Mar dambe afaaraha Offside trap yaana isku dayin, shaqadeena maaha, yarkii Arouja malaha Vandijk ugu sheekeeyay Alaabtaa Barca kasoo barta wakaa barida taagay. Vandijk k*k🤣

Neef mahayno aan dad kaga daba orodno line-ka daafaca yurursanada un

Lamine yamal kulankaa caawa👇👇👇Goal, 2 caawin, 7 goysmo oo guulaystay,4 baasaska halistaa, Yamal on fire 🔥 93% baaska waa...
09/09/2026

Lamine yamal kulankaa caawa👇👇👇

Goal, 2 caawin, 7 goysmo oo guulaystay,4 baasaska halistaa, Yamal on fire 🔥

93% baaska waa saxa

Barcelona xagaagaan, ilaa hada👇5 kulan, 5 guul, 22 gool bay dhaliyeen, 3 baa laga dhaliyay, acuudu acuudu🔥🔥🔥Sanadkaan UC...
09/09/2026

Barcelona xagaagaan, ilaa hada👇

5 kulan, 5 guul, 22 gool bay dhaliyeen, 3 baa laga dhaliyay, acuudu acuudu🔥🔥🔥

Sanadkaan UCL hadaa qaadi waydaan waligiin qaadi masaan

Adresse

Cv
Koblenz
60308

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Hermano sadik erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Hermano sadik senden:

Verknüpfungen

Teilen