Mohamed Suleemaan Nuur

Anrufen Wegbeschreibung

Mohamed Suleemaan Nuur page-kan waa mid aan kusoo gudbin doono waxyaabo ku Qancin doono warar iyo warbixino

17/10/2026

🌧️

Shirweynaha Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka ah ayaa maanta lagu soo xiray magaalada Muqdisho, i...
15/10/2026

Shirweynaha Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka ah ayaa maanta lagu soo xiray magaalada Muqdisho, iyadoo shalay uu furay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamsa Cabdi Barre.

Shirweynaha Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka ah.
14/10/2026

Shirweynaha Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka ah.

Alle ha u raxmado waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday goordhow Adeer Maxamuud Maxamed (Juun), qabriga Allaha u waasi...
14/10/2026

Alle ha u raxmado waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday goordhow Adeer Maxamuud Maxamed (Juun), qabriga Allaha u waasiciyo.

13/10/2026

Alle ha u Raxmado Ganacsade Xuseen Raage Shiiraar, khudaartani waa qeyb ka mid mirihii uu abuuray inta uusan geeriyoon, dadkii ka dambeeyay ayaa ka faa’iideysanaya.

📸 Mohamed Ahmed

12/10/2026

Cajiib waaye, muuqaal Villa Somalia ka yimid.

12/10/2026

Maalinta Calanka ee 12-ka Oktoobar,

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta Wasaaradda Wa...
11/10/2026

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta Wasaaradda Warfaafinta kusoo dhoweeyay Safiirka Sucuudiga ee Soomaaliya Mudane Ahmed Bin Muhammad Al-Muwallad kaas oo sidoo kale nagu soo booqday waaxyaha Warbaahinta sida SNTV, RM iyo SONNA.

11/10/2026

Madaxweyne Xasan Sheekh "Haddii Ciidamada Amnigu ay ogaadaan in gurigaaga hub ku jiro caawa sagaal saac ayaa laguugu soo gelaa."

10/10/2026

Jawaab waa u waayay rafaadka, silica iyo tacaddiyada Isbitaalladu ku hayaan Kalkaaliyaasha Caafimaadka.

Adresse

Burg Bei Magdeburg
Magdeburg

Telefon

+252618651808

Website

Benachrichtigungen

Erfahren Sie als Erste/r von Neuigkeiten und Aktionen: Wir schicken Ihnen eine E-Mail, wenn Mohamed Suleemaan Nuur etwas veröffentlicht. Ihre E-Mail-Adresse wird für keinen anderen Zweck verwendet, und Sie können sich jederzeit abmelden.

Verknüpfungen

Teilen