BTN TV

BTN TV Welcome To
BTN TV | bulsho television network
is a Somali media that broadcasts reliable news.
(1)

War degdeg ah:Iraan 🇮🇷 iyo Mareykanka 🇺🇸 ayaa heshiis goor dhoweed garaay.Sidaas waxaa baahiya madaxweyne Trump 🇺🇸 nafti...
14/06/2026

War degdeg ah:
Iraan 🇮🇷 iyo Mareykanka 🇺🇸 ayaa heshiis goor dhoweed garaay.
Sidaas waxaa baahiya madaxweyne Trump 🇺🇸 naftiisa Truth social.

Faahfaahin dhowaan filo

Istanbuul 🇹🇷🇸🇦Heshiis hordhac Heshiis ayaa laga Dib ufurista dareenkii Xijaas.Tareenka ayaa ah mid horay bilaabay    bal...
11/06/2026

Istanbuul 🇹🇷🇸🇦
Heshiis hordhac Heshiis ayaa laga Dib ufurista dareenkii Xijaas.
Tareenka ayaa ah mid horay bilaabay balse uusan mashruuca dhameystirmin qabada Dhanka dowladaha Galbeedka waagaas seeyeen.
Tareenka ayaa qaadi doono kumanaan xujeey ah oo geeyn doono Xaramka haduu Alle idmo.

Qorshahan ayaa noqon doono mid taariikhi ah Marne dowladaaha sida
Suuriya
Urdun
Iyo Sucuudiga dhaqaalo xoog badan kasoo gali doono, sido kale sahli doono aaadista Xajka .

Xisbiga uu katirsan yahay ninka Danbiilaha dagaal ee lagu raad joogo soo qabashadiisa Netanjahu ee Gumeystaha Israa'iil ...
11/06/2026

Xisbiga uu katirsan yahay ninka Danbiilaha dagaal ee lagu raad joogo soo qabashadiisa
Netanjahu ee Gumeystaha Israa'iil ayaa sheegay in uu markale yahay musharax, doonayane in uu xilka sii haayo.
Ninkaan maamulo Israa'iil ayaa danbi musuq looga haaystana Gudaha Israa'iil , halka ey raadineyso maxk**ada danbiya dagaalka aduunka.



Albiitarihi sanadkii h**e ugu fiicnaa Afrika   ayaa si quruxbadan Muqdisho loogu soo dhoweeyay.Hambalyo 🚨✅
11/06/2026

Albiitarihi sanadkii h**e ugu fiicnaa Afrika ayaa si quruxbadan Muqdisho loogu soo dhoweeyay.

Hambalyo 🚨✅

11/06/2026

War degdeg ah 🇸🇴

Hal qof ayaa ku geeriyooday Sanaag, halka dhowr kalena ay ku dhaawacmeen shil bas oo ay saarnaayeen dhallinyaro ciyaaryahanno ah oo ka soo ambabaxay magaalada Gaalkacyo, kuna sii jeeday magaalada Badhan ee gobolka Sanaag.


 Khabiiro iyo Madax h**e ee   kasoo shaqeeyay ayaa   in wiilkan dhalinyarada ah ee ee loo diiday Fursadii mustaqbalkaeey...
10/06/2026


Khabiiro iyo Madax h**e ee kasoo shaqeeyay ayaa in wiilkan dhalinyarada ah ee ee loo diiday Fursadii mustaqbalka
eey bixiyaan ugu yaraan 74k oo aheed lacagtii uu kaheli lahaa shaqadiisa Wordcup 2026

Fifa k**a so jawaabin, lakain waa laga wada sugaa.

10/06/2026

Albiitare oo si quruxbadan muqdisho loogu soo dhoweeyay, kadib markii USA udiiday in uu dalkaas soo galo, si uu qeeyb uga noqdo koobka aduunka ee 2026 USA ,cadada iyo Mexico lagu qabanaayo dhowaan

04/06/2026

🇰🇪 Madaxweynaha Kenya oo Gaadhay Habaas-Wayne, Soo Dhaweyn Ballaadhan oo loo Sameeyay

Madaxweynaha Kenya ayaa maanta gaadhay deegaanka Habaas-Wayne, halkaas oo ay ka dhacday munaasabad iyo isu-soo-bax ballaadhan oo ay ka qayb galeen masuuliyiin, waxgarad iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Wasiirka Caafimaadka Kenya, Aadan Bare Ducaale, oo madasha ka hadlayay ayaa sheegay in Madaxweyne William Ruto uu bulshada Soomaaliyeed u qabtay adeegyo iyo fursado badan, gaar ahaan dhinacyada shaqo-abuurka iyo ka qaybgalka hay’adaha dowladda.

“Ninkan waxaa loolla dagaalayaa maxaad Soomaalida wax u siisay. Wiilasheennii ayuu shaqo siiyay, wax badanna ayuu dadkeenna u qabtay. Abaalka waa in la gudo,” ayuu yidhi Wasiir Ducaale.

Masuuliyiin iyo madax kale oo munaasabadda ka hadlay ayaa iyaguna xusay in dowladihii h**e ee Kenya aysan Soomaalida siin jirin mudnaanta iyo fursadaha ay maanta haystaan, halka xukuumadda Madaxweyne Ruto ay, sida ay sheegeen, kordhisay xuquuqda, matalaadda iyo adeegyada ay helaan bulshada Soomaaliyeed.

🇰🇪 Booqashada Madaxweynaha Kenya ee Habaas-Wayne ayaa lagu tilmaamay mid muujinaysa xiriirka dhow ee u dhexeeya dowladda iyo bulshada deegaanka, iyadoo hadalladii laga jeediyay madashana diiradda lagu saaray horumarka, wadajirka iyo abaal-gudka hoggaanka waxqabadka leh. 🇰🇪

🕊️ Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun 🕊️Waxaa murugo iyo tiiraanyo leh in la xaqiijiyo in saddex qof ay ku geeriyo...
04/06/2026

🕊️ Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun 🕊️

Waxaa murugo iyo tiiraanyo leh in la xaqiijiyo in saddex qof ay ku geeriyoodeen, tiro kalena ay ku dhaawacmeen shil gaadhi oo ka dhacay meel u dhow magaalada Garbo-dadar ee gobolka Selel.

Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in dhaawacyada loo qaaday xarumaha caafimaadka si loogu fidiyo daryeel caafimaad, iyadoo la filayo in faahfaahin dheeraad ah laga helo mas'uuliyiinta iyo hay'adaha ay khusayso.

🇸🇴 Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa ehellada, qaraabada iyo dhammaan shacabka ay dhibaatadani saamaysay. Allah ha u naxariisto intii geeriyootay, dhaawacyadana Allah ha siiyo bogsiin degdeg ah.

🤲 Aamiin. 🇸🇴


BTN TV

Xogta Saakay Muqdisho 🇸🇴Gawaarida Gaashaaman eey leeyihiin millateriga Dowladda Soomaaliya ayaa lagu arkayay jidadka  ha...
04/06/2026

Xogta Saakay Muqdisho 🇸🇴

Gawaarida Gaashaaman eey leeyihiin millateriga Dowladda Soomaaliya ayaa lagu arkayay jidadka halbowlaha u ah Maka Al-mukarama, iyada oo laamaha ammaanku sheegeen in ay soo afjarayaan mucaaridka & ciidankooda hubaysan— iskahor'imaadka ugu culus ayaa ka socda xaafadda Barmuuda ee ku hoostaal Villa Somalia, halkaasi oo uu ka dirayo Kheyre iyo ilaaladiisa.


Adresse

Katzenberg
Mainz
55122

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von BTN TV erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an BTN TV senden:

Verknüpfungen

Teilen